{"id":2216,"date":"2024-04-13T12:25:38","date_gmt":"2024-04-13T12:25:38","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2216"},"modified":"2024-08-30T12:26:30","modified_gmt":"2024-08-30T12:26:30","slug":"danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-la-wareegay-maanta-xilka-wasiirka-arrimaha-dibadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-la-wareegay-maanta-xilka-wasiirka-arrimaha-dibadda\/","title":{"rendered":"Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la wareegay maanta xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah maanta oo Sabti ah ugala wareegay xilka Wasaaradda, Siihayihii hore ee Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, kadib munaasabad lagu qabtay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2219\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"854\" height=\"570\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 854px) 100vw, 854px\" \/><\/p>\n<p>Xafladda xil wareejinta waxaa goob-joog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wakiil ka socday Xafiiska Hantidhowrka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2218\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"827\" height=\"551\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 827px) 100vw, 827px\" \/><\/p>\n<p>Intii xafladda lagu guda-jiray, Wasiir Fiqi waxa uu carabka ku adkeeyay sida ay uga go\u2019an tahay u adeegidda Soomaaliya iyo horumarinta himilooyinka siyaasadda dibadda. Waxa uu ballanqaaday in mudnaanta koowaad uu siin doono danaha qaranka, isaga oo adeegsan doona hannaan istaraatiijiyadeed oo ku qotanta xiriirka caalamiga oo la jaan-qaadaya ujeeddooyinka dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2220\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"833\" height=\"555\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 833px) 100vw, 833px\" \/><\/p>\n<p>Xil la wareegidda Wasiir Fiqi waxa ay ka dhigan tahay bog cusub oo u furmay geedi socodka diblomaasiyadda Soomaaliya, oo lagu xoojinayo wax wadaagga caalamiga, korna loogu qaadayo sumcadda dalka ee caalamka, iyada oo la sare marinayo nabadda iyo horumarka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa si rasmi ah maanta oo Sabti ah ugala wareegay xilka Wasaaradda, Siihayihii hore ee Wasiirka ahna Wasiiru dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cali Maxamed Cumar, kadib munaasabad lagu qabtay dhismaha Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho. Xafladda xil wareejinta waxaa goob-joog ka ahaa Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya iyo Wakiil ka socday Xafiiska Hantidhowrka guud ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Intii xafladda lagu guda-jiray, Wasiir Fiqi waxa uu carabka ku adkeeyay sida ay uga go\u2019an tahay u adeegidda Soomaaliya iyo horumarinta himilooyinka siyaasadda dibadda. Waxa uu ballanqaaday in mudnaanta koowaad uu siin doono danaha qaranka, isaga oo adeegsan doona hannaan istaraatiijiyadeed oo ku qotanta xiriirka caalamiga oo la jaan-qaadaya ujeeddooyinka dalka. Xil la wareegidda Wasiir Fiqi waxa ay ka dhigan tahay bog cusub oo u furmay geedi socodka diblomaasiyadda Soomaaliya, oo lagu xoojinayo wax wadaagga caalamiga, korna loogu qaadayo sumcadda dalka ee caalamka, iyada oo la sare marinayo nabadda iyo horumarka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2217,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2216","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2216","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2216"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2216\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2221,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2216\/revisions\/2221"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2217"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2216"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2216"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2216"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}