{"id":2228,"date":"2024-04-15T13:36:47","date_gmt":"2024-04-15T13:36:47","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2228"},"modified":"2024-08-30T13:37:27","modified_gmt":"2024-08-30T13:37:27","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-turkiga-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Turkiga oo booqasho sharafeed ugu yimid"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga aanu walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2231\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-300x180.jpg\" alt=\"\" width=\"823\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-300x180.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-1024x614.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-768x461.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-500x300.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-750x450.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n-1140x684.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/437944973_824636313038150_4960687022872966072_n.jpg 1500w\" sizes=\"(max-width: 823px) 100vw, 823px\" \/><\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la adkaynayo ballaarinta iskaashi wadaagga, lana kobcinayo wax wadaagga istaraatiijiyadeed ee nacfiga u leh labada dal.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Isniin ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga aanu walaalaha nahay u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Alper Akta\u015f, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray sidii loo xoojin lahaa xiriirka laba geesoodka ah ee Soomaaliya iyo Turkiga, iyadoo la adkaynayo ballaarinta iskaashi wadaagga, lana kobcinayo wax wadaagga istaraatiijiyadeed ee nacfiga u leh labada dal.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2230,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2228","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2228","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2228"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2228\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2232,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2228\/revisions\/2232"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2230"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2228"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2228"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2228"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}