{"id":2252,"date":"2024-04-18T15:41:09","date_gmt":"2024-04-18T15:41:09","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2252"},"modified":"2024-08-30T15:42:06","modified_gmt":"2024-08-30T15:42:06","slug":"wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-sagootisay-wasiirkeedii-hore-axmed-macallin-fiqi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasaaradda-arrimaha-gudaha-oo-sagootisay-wasiirkeedii-hore-axmed-macallin-fiqi\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Gudaha oo sagootisay Wasiirkeedii hore Axmed Macallin Fiqi"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa xalay xaflad casho ah ku sagootisay Wasiirkeedii hore, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2261\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"821\" height=\"547\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W8.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 821px) 100vw, 821px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa banneeyay xilka Wasaaraddaasi kadib isku-shaandhayn kooban oo Golaha Wasiirrada lagu sameeyay 7 bisha April, isaga oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2254\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><br \/>\nXafladda cashada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiiru dowlaha, Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2255\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"816\" height=\"544\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 816px) 100vw, 816px\" \/><br \/>\nMuddadii labada sano ee Wasiir Fiqi soo ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa uu kaalin ballaaran ka qaatay horumarinta howlaha Wasaaraddaasi, si gaar ah federaalaynta, dib u heshiisiinta qaran, dowlad dhiska iyo dowlad wanaagga.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2260\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"812\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W7.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 812px) 100vw, 812px\" \/><\/p>\n<p>Hoggaankiisu waxa kale oo uu horumariyay hindiseyaal ay ka mid yihiin qorshaha xasilinta, soo saarista xeerar iyo shuruuc dowladaha hoose iyo doorashooyinka, iyo casriyaynta dukumintiyada iyo faylasha gudaha oo laga dhigay kuwa &#8220;degital&#8221; ah.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2256\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"812\" height=\"541\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 812px) 100vw, 812px\" \/><\/p>\n<p>Dadaalkiisu waxa uu fududeeyay wada shaqayn uu la yeeshay Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Faderaalka oo uu gaarsiiyay heer wada-shaqayn oo is-fahan leh.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2257\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"814\" height=\"542\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/W4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 814px) 100vw, 814px\" \/><br \/>\nWasaaradda ayaa bogaadisay Wasiir Fiqi howlaha uu qaranka u qabtay, waxa ayna u rajaysay inuu guul uga keeno xilka cusub ee loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta ayaa xalay xaflad casho ah ku sagootisay Wasiirkeedii hore, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi. Wasiir Fiqi ayaa banneeyay xilka Wasaaraddaasi kadib isku-shaandhayn kooban oo Golaha Wasiirrada lagu sameeyay 7 bisha April, isaga oo loo magacaabay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga. Xafladda cashada ayaa waxaa goob-joog ka ahaa Wasiirka cusub ee Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta, Mudane Cali Yuusuf Cali (Xoosh), Wasiiru dowlaha, Wasiir kuxigeenka iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaraddaasi. Muddadii labada sano ee Wasiir Fiqi soo ahaa Wasiirka Arrimaha Gudaha waxa uu kaalin ballaaran ka qaatay horumarinta howlaha Wasaaraddaasi, si gaar ah federaalaynta, dib u heshiisiinta qaran, dowlad dhiska iyo dowlad wanaagga. Hoggaankiisu waxa kale oo uu horumariyay hindiseyaal ay ka mid yihiin qorshaha xasilinta, soo saarista xeerar iyo shuruuc dowladaha hoose iyo doorashooyinka, iyo casriyaynta dukumintiyada iyo faylasha gudaha oo laga dhigay kuwa &#8220;degital&#8221; ah. Dadaalkiisu waxa uu fududeeyay wada shaqayn uu la yeeshay Wasiirada Arrimaha Gudaha ee Dowladaha xubnaha ka ah Dowladda Faderaalka oo uu gaarsiiyay heer wada-shaqayn oo is-fahan leh. Wasaaradda ayaa bogaadisay Wasiir Fiqi howlaha uu qaranka u qabtay, waxa ayna u rajaysay inuu guul uga keeno xilka cusub ee loo igmaday.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2258,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2252","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2252","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2252"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2252\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2262,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2252\/revisions\/2262"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2258"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2252"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2252"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2252"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}