{"id":2275,"date":"2024-04-24T16:45:40","date_gmt":"2024-04-24T16:45:40","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2275"},"modified":"2024-08-31T16:46:21","modified_gmt":"2024-08-31T16:46:21","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-imaaraatka-siyaabaha-lagu-xoojin-karo-iskaashi-wadaagga","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-imaaraatka-siyaabaha-lagu-xoojin-karo-iskaashi-wadaagga\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Imaaraatka siyaabaha lagu xoojin karo iskaashi wadaagga"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta, Ahmad Juma Al Rumaithi, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2277\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-300x179.jpg\" alt=\"\" width=\"820\" height=\"489\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-300x179.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-1024x611.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-768x458.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-1536x917.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-500x298.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-750x448.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2-1140x680.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E2.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 820px) 100vw, 820px\" \/><br \/>\nDanjire Ahmad Al Rumaithi, oo ka wakiil ah Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka, ayaa gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday, kuna socotay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uu ugu hambalyeeyay xilka, una rajeeyay inuu ku guulaysto howsha loo igmaday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2276\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/E1.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa sidoo kale looga hadlay hore-u-dhaqaajinta iskaashiga labo geesoodka, iyadoo la soo banbixinayo fursadaha iyo istiraatiijiyadaha iskaashi ee dhinac weliba leh si loo dejiyo wax wadaag xooggan, loogana guul keeno kobac iyo horumar wadajir ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Dowladda Isutagga Imaaraatka Carabta, Ahmad Juma Al Rumaithi, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah. Danjire Ahmad Al Rumaithi, oo ka wakiil ah Sheikh Abdullah bin Zayed Al Nahyan, Wasiirka Arrimaha Dibadda Imaaraatka, ayaa gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday, kuna socotay Wasiirka cusub ee Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo uu ugu hambalyeeyay xilka, una rajeeyay inuu ku guulaysto howsha loo igmaday. Kulanka ayaa sidoo kale looga hadlay hore-u-dhaqaajinta iskaashiga labo geesoodka, iyadoo la soo banbixinayo fursadaha iyo istiraatiijiyadaha iskaashi ee dhinac weliba leh si loo dejiyo wax wadaag xooggan, loogana guul keeno kobac iyo horumar wadajir ah.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2278,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2275","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2275"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2279,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2275\/revisions\/2279"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2278"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2275"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2275"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2275"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}