{"id":2280,"date":"2024-04-24T16:55:42","date_gmt":"2024-04-24T16:55:42","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2280"},"modified":"2024-08-31T16:56:18","modified_gmt":"2024-08-31T16:56:18","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-axmed-fiqi-oo-qaabilay-madaxa-ergada-igad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-axmed-fiqi-oo-qaabilay-madaxa-ergada-igad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Axmed Fiqi oo qaabilay Madaxa Ergada IGAD"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Axmed, oo booqasho sharafeed ugu yimid.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2283\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I3.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Mudane Maxamuud waxa uu gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday Xoghayaha Fulinta ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, oo uu u soo diray Wasiir Fiqi oo ku saabsan xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee loo magacaabay dhowaantan, isagoo u rajeeyay guul.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2282\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I2.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Intii lagu guda-jiray kulanka ayaa waxaa lagaga hadlay dhowr arrimood oo ay ku jirto hab maamuus goboleedka isku gudubka xoolaha iyo dadaalada lagu bixinayo dedejinta ansixinta cahdiga IGAD.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho ku qaabilay Madaxa Ergada IGAD u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamuud Cabdi Axmed, oo booqasho sharafeed ugu yimid. Mudane Maxamuud waxa uu gudbiyay fariin hambalyo ah oo uu ka siday Xoghayaha Fulinta ee IGAD, Dr. Workneh Gebeyehu, oo uu u soo diray Wasiir Fiqi oo ku saabsan xilka Wasiirka Arrimaha Dibadda ee loo magacaabay dhowaantan, isagoo u rajeeyay guul. Intii lagu guda-jiray kulanka ayaa waxaa lagaga hadlay dhowr arrimood oo ay ku jirto hab maamuus goboleedka isku gudubka xoolaha iyo dadaalada lagu bixinayo dedejinta ansixinta cahdiga IGAD.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2281,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2280","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2280","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2280"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2280\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2284,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2280\/revisions\/2284"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2281"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2280"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2280"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2280"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}