{"id":2285,"date":"2024-04-27T17:02:03","date_gmt":"2024-04-27T17:02:03","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2285"},"modified":"2024-08-31T17:02:41","modified_gmt":"2024-08-31T17:02:41","slug":"wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-masar-qoto-dheeraynta-iskaashiga-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-safiirka-masar-qoto-dheeraynta-iskaashiga-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Masar qoto-dheeraynta Iskaashiga labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed Al-Saeed Ahmed Albaz, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta siyaabaha lagu qoto-dheerayn karo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2286\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"546\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/I01.jpg 1600w\" sizes=\"(max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa lagu soo hadal-qaaday dhowr qodob oo muhiimad gaar ah leh oo la jaan-qaadaya dano wadaagga iyo ujeeddooyinka hiigsiga leh, iyadoo sidoo kale diiradda la saarray ballaarinta hindisayaasha karti-dhisidda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Carbeed ee Masar u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mohamed Al-Saeed Ahmed Albaz, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta siyaabaha lagu qoto-dheerayn karo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah. Kulanka ayaa lagu soo hadal-qaaday dhowr qodob oo muhiimad gaar ah leh oo la jaan-qaadaya dano wadaagga iyo ujeeddooyinka hiigsiga leh, iyadoo sidoo kale diiradda la saarray ballaarinta hindisayaasha karti-dhisidda.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2287,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2285","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2285","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2285"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2285\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2288,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2285\/revisions\/2288"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2287"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2285"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2285"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2285"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}