{"id":2301,"date":"2024-05-03T17:58:44","date_gmt":"2024-05-03T17:58:44","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2301"},"modified":"2024-08-31T17:59:17","modified_gmt":"2024-08-31T17:59:17","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-muritaaniya-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-kala-hadlay-dhiggiisa-muritaaniya-xoojinta-xiriirka-labo-geesoodka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay dhiggiisa Muritaaniya xoojinta xiriirka labo geesoodka"},"content":{"rendered":"<p>Banjul &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa Khamiista kulan doceed la yeeshay intii lagu guda-jiray kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayeen Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka ee ay martigelinayso Caasimadda Gambia ee Banjul, dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, iskaashiga iyo Qurbo-joogta Muritaaniya ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Muritaaniya, Dr. Mohamed Salem Ould Merzoug, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashi wadaagga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2304\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA3.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa la isku eegay qoto-dheeraynta iskaashiga labo geesoodka si loo gaaro barwaaqo wadaag, iyadoo taasi uu barbar-socday ka hadalka xaaladihii ugu dambeeyay ee heer gobol iyo heer caalami ah ee muhiimadda u leh labada dhinac.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2303\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-300x169.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"459\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/GAA2.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa qaar ka mid ah wafdiga ka socday dhanka Soomaaliya oo uu ku jiro Dr. Cabdulqaadir Macallin Nuur (Khaliif), Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamka, Xildhibaan Fawziyo Yuusuf Xaaji Aadam oo ah musharraxa Soomaaliya ee xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika iyo Danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Geeska Afrika, Badda cas iyo Gacanka Cadmeed, waxaa dhanka Muritaaniya ka socday Safiirka u xilsaarran howsha diiwaanka Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Muritaaniya, Hosni Al-Faqih iyo Agaasimaha Arrimaha Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Muritaaniya, Sayed Ahmed Mohamed Al-Salik.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Banjul &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa Khamiista kulan doceed la yeeshay intii lagu guda-jiray kulanka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ay ugu gogol-xaarayeen Meertada 15aad ee Shir madaxeedka Islaamka ee ay martigelinayso Caasimadda Gambia ee Banjul, dhiggiisa Wasiirka Arrimaha Dibadda, iskaashiga iyo Qurbo-joogta Muritaaniya ee Jamhuuriyadda Islaamiga ee Muritaaniya, Dr. Mohamed Salem Ould Merzoug, oo uu kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashi wadaagga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah. Kulanka ayaa la isku eegay qoto-dheeraynta iskaashiga labo geesoodka si loo gaaro barwaaqo wadaag, iyadoo taasi uu barbar-socday ka hadalka xaaladihii ugu dambeeyay ee heer gobol iyo heer caalami ah ee muhiimadda u leh labada dhinac. Kulanka ayaa waxaa goob-joog ka ahaa qaar ka mid ah wafdiga ka socday dhanka Soomaaliya oo uu ku jiro Dr. Cabdulqaadir Macallin Nuur (Khaliif), Ergeyga Joogtada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u qaabilsan Ururka Iskaashiga Islaamka, Xildhibaan Fawziyo Yuusuf Xaaji Aadam oo ah musharraxa Soomaaliya ee xilka Guddoomiyaha Ururka Midowga Afrika iyo Danjire Yuusuf Garaad Cumar Axmed, Wakiilka gaarka ah ee Soomaaliya u qaabilsan Geeska Afrika, Badda cas iyo Gacanka Cadmeed, waxaa dhanka Muritaaniya ka socday Safiirka u xilsaarran howsha diiwaanka Xafiiska Wasiirka Arrimaha Dibadda Muritaaniya, Hosni Al-Faqih iyo Agaasimaha Arrimaha Jaamacadda Carabta iyo Ururka Iskaashiga Islaamka ee Wasaaradda Arrimaha Dibadda Muritaaniya, Sayed Ahmed Mohamed Al-Salik.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2302,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2301","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2301","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2301"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2301\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2305,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2301\/revisions\/2305"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2302"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2301"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2301"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2301"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}