{"id":2306,"date":"2024-05-09T18:04:19","date_gmt":"2024-05-09T18:04:19","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2306"},"modified":"2024-08-31T18:04:58","modified_gmt":"2024-08-31T18:04:58","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-shir-madaxeedka-afrika-ee-bacriminta-iyo-caafimad-qabka-ciidda-si-loo-horumariyo-beeraha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-shir-madaxeedka-afrika-ee-bacriminta-iyo-caafimad-qabka-ciidda-si-loo-horumariyo-beeraha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay shir madaxeedka Afrika ee bacriminta iyo caafimad-qabka ciidda si loo horumariyo beeraha"},"content":{"rendered":"<p>Nairobi &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo ka wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kaga qeybgalay maanta oo Khamiis ah Magaalada Nairobi, shir madaxeedka Afrika ee bacriminta iyo caafimad-qabka ciidda, isaga oo caddeeyay muhiimadda ay leedahay ka faaidaysiga ciidda ku habboon beerashada si loo gaaro isku-filnaansho dhanka cunnada ah, loona yareeyo xaaladaha bani&#8217;aadantinimo.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2307\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K1-300x188.jpg\" alt=\"\" width=\"822\" height=\"515\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K1-300x188.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K1-500x313.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K1.jpg 600w\" sizes=\"(max-width: 822px) 100vw, 822px\" \/><br \/>\nShir madaxeedka ku qabsoomay Nairobi ayaa diirrada lagu saarray sidii la isaga kaashan lahaa xoojinta dhinaca beeraha Afrika, si loo hiigsado kobac dhaqaale, loona xaqiijiyo sugnaanshaha cunto ee qaaradda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2310\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"545\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/K4.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><br \/>\nShir madaxeedka, ayaa hoggaamiyeyaasha iyo madaxda dowladaha Afrika waxa ay kaga doodeen xal u helidda caqabadaha beeraha si loo qaabeeyo tub loo maro horumar waara, lagana gudbo caqabadaha qarsoon ee beeralaydu wajahaan, iyadoo la xoojinayo adkaysiga, korna loo qaadayo barwaaqada bulshooyinka Afrika, waxaana shir madaxeedka ugu dambayntii laga soo saaray baaqa Nairobi<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Nairobi &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo ka wakiil ahaa Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kaga qeybgalay maanta oo Khamiis ah Magaalada Nairobi, shir madaxeedka Afrika ee bacriminta iyo caafimad-qabka ciidda, isaga oo caddeeyay muhiimadda ay leedahay ka faaidaysiga ciidda ku habboon beerashada si loo gaaro isku-filnaansho dhanka cunnada ah, loona yareeyo xaaladaha bani&#8217;aadantinimo. Shir madaxeedka ku qabsoomay Nairobi ayaa diirrada lagu saarray sidii la isaga kaashan lahaa xoojinta dhinaca beeraha Afrika, si loo hiigsado kobac dhaqaale, loona xaqiijiyo sugnaanshaha cunto ee qaaradda. Shir madaxeedka, ayaa hoggaamiyeyaasha iyo madaxda dowladaha Afrika waxa ay kaga doodeen xal u helidda caqabadaha beeraha si loo qaabeeyo tub loo maro horumar waara, lagana gudbo caqabadaha qarsoon ee beeralaydu wajahaan, iyadoo la xoojinayo adkaysiga, korna loo qaadayo barwaaqada bulshooyinka Afrika, waxaana shir madaxeedka ugu dambayntii laga soo saaray baaqa Nairobi<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2309,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2306","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2306","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2306"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2306\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2311,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2306\/revisions\/2311"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2309"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2306"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2306"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2306"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}