{"id":2321,"date":"2024-05-12T18:27:23","date_gmt":"2024-05-12T18:27:23","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2321"},"modified":"2024-08-31T18:34:28","modified_gmt":"2024-08-31T18:34:28","slug":"wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiiyay-bankiga-ibs-oo-qabsoomidda-shirka-maalgeshiga-qurba-joogta-soomaaliyeed-gacan-ka-geystay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-kuxigeenka-arrimaha-dibadda-oo-shahaado-sharaf-guddoonsiiyay-bankiga-ibs-oo-qabsoomidda-shirka-maalgeshiga-qurba-joogta-soomaaliyeed-gacan-ka-geystay\/","title":{"rendered":"Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda oo shahaado sharaf guddoonsiiyay Bankiga IBS oo qabsoomidda shirka maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed gacan ka geystay"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta soo xiray Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu qabtay Caasimadda Muqdisho, oo ay ka qeybgaleen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda, baarlamaanka iyo maalgeshato qurbo-joog ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2322\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-500x334.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1-1140x761.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F1.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nWasiir-kuxigeenka ayaa shahaado mahadnaq ah guddoonsiiyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Sare ee Bankiga IBS, Mudane Cabdirisaaq Cali Warsame, kaalinta wacan ee uu ka qaatay qabsoomidda iyo guulaysiga shirka oo maalgelintiisu ay lahayd bankigiisa.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2323\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"543\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/F2.jpg 1080w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nWasiir kuxigeenka ayaa madasha ka sheegay in maalgeshiga iyo dib u dhiska dalka ay yihiin kuwa ay dowladdu dhiirrigelinayso, kuna garab-taagantahay ganacsatada iyo maalgeshatada qurba-joogta, isagoo xusay in Soomaaliya ay ku jirto geedi-socod horumar iyo barwaaqo leh kadib ka soo kabashadeedii dagaallada sokeeye.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir kuxigeenka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta soo xiray Isku-imaatinka Maalgeshiga Qurba-joogta Soomaaliyeed ee lagu qabtay Caasimadda Muqdisho, oo ay ka qeybgaleen mas&#8217;uuliyiin ka tirsan dowladda, baarlamaanka iyo maalgeshato qurbo-joog ah. Wasiir-kuxigeenka ayaa shahaado mahadnaq ah guddoonsiiyay Guddoomiye ku-xigeenka Guddiga Sare ee Bankiga IBS, Mudane Cabdirisaaq Cali Warsame, kaalinta wacan ee uu ka qaatay qabsoomidda iyo guulaysiga shirka oo maalgelintiisu ay lahayd bankigiisa. Wasiir kuxigeenka ayaa madasha ka sheegay in maalgeshiga iyo dib u dhiska dalka ay yihiin kuwa ay dowladdu dhiirrigelinayso, kuna garab-taagantahay ganacsatada iyo maalgeshatada qurba-joogta, isagoo xusay in Soomaaliya ay ku jirto geedi-socod horumar iyo barwaaqo leh kadib ka soo kabashadeedii dagaallada sokeeye.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2325,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,11,17],"tags":[],"class_list":["post-2321","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-jaaliyadaha","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2321"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2326,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2321\/revisions\/2326"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2325"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2321"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2321"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2321"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}