{"id":2339,"date":"2024-05-14T19:35:32","date_gmt":"2024-05-14T19:35:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2339"},"modified":"2024-08-31T19:36:10","modified_gmt":"2024-08-31T19:36:10","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-kulanka-loogu-gogol-xaarayo-shir-madaxeedka-carbeed-ee-manama","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-ka-qeybgalay-kulanka-loogu-gogol-xaarayo-shir-madaxeedka-carbeed-ee-manama\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo ka qeybgalay kulanka loogu gogol-xaarayo shir-madaxeedka carbeed ee Manama"},"content":{"rendered":"<p>Manama (MFS Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33aad.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2344\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-300x256.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"699\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-300x256.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-1024x875.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-768x656.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-500x427.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-750x641.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4-1140x974.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B4.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi ayaa inta uu kulanka socdo la kulmi doona tiro ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Carbeed ee walaalaha ah, iyadoo la filayo in shirku ka soo baxo go&#8217;aanno lagu taageerayo Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2342\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-300x257.jpg\" alt=\"\" width=\"818\" height=\"701\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-300x257.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-1024x876.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-768x657.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-500x428.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-750x642.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3-1140x975.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B3.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 818px) 100vw, 818px\" \/><br \/>\nInyar kahor inta aanu shirku furmin, waxaa qabsoomay kulamo is-xigay oo Guddiyo heer Wasiir ah ay ku fallanqeeyeen dhowr arrimood.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2340\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-300x181.jpg\" alt=\"\" width=\"819\" height=\"494\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-300x181.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-1024x619.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-768x464.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-500x302.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1-1140x689.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/B1.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 819px) 100vw, 819px\" \/><br \/>\nWaxaa kulanka heer Wasiir ee Carbeed uu qaadaa-dhigayaa dhowr qodobo oo la doonayo inay ka mid noqdaan ajandayaasha go&#8217;aannada ka soo bixi doona Shir madaxeedka Carbeed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Manama (MFS Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah kaga qeybgalay Magaalada Manama ee Caasimadda Boqortooyada Baxreen, Shirka Wasiirrada Arrimaha Dibadda ee Golaha Jaamacadda Carabta oo gogol-xaar u ah Shir madaxeedka Carbeed, meertadiisa caadiga ah ee 33aad. Wasiir Fiqi ayaa inta uu kulanka socdo la kulmi doona tiro ka mid ah Wasiirrada Arrimaha Dibadda wadamada Carbeed ee walaalaha ah, iyadoo la filayo in shirku ka soo baxo go&#8217;aanno lagu taageerayo Soomaaliya. Inyar kahor inta aanu shirku furmin, waxaa qabsoomay kulamo is-xigay oo Guddiyo heer Wasiir ah ay ku fallanqeeyeen dhowr arrimood. Waxaa kulanka heer Wasiir ee Carbeed uu qaadaa-dhigayaa dhowr qodobo oo la doonayo inay ka mid noqdaan ajandayaasha go&#8217;aannada ka soo bixi doona Shir madaxeedka Carbeed.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2341,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2339","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2339","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2339"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2339\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2345,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2339\/revisions\/2345"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2339"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2339"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2339"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}