{"id":2346,"date":"2024-05-21T19:47:01","date_gmt":"2024-05-21T19:47:01","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2346"},"modified":"2024-08-31T19:47:25","modified_gmt":"2024-08-31T19:47:25","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-ruushka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-qaabilay-safiirka-ruushka\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Ruushka"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka &#8220;ma degane&#8221; Ruushka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mikhail Golovanov, oo uu kala hadlay dhowr arrimood oo khuseeya amniga, bulshada iyo bani&#8217;aadantinimada.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2348\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-300x183.jpg\" alt=\"\" width=\"816\" height=\"498\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-300x183.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-1024x625.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-768x468.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-1536x937.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-500x305.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-750x457.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2-1140x695.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/R2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 816px) 100vw, 816px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa intii lagu guda-jiray, waxa uu Wasiir Fiqi guddoomay casuumaadda rasmiga ah ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo lagu wado inay ku qabsoonto magaalada Sochi 11-12 November.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Talaado ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka &#8220;ma degane&#8221; Ruushka u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Mikhail Golovanov, oo uu kala hadlay dhowr arrimood oo khuseeya amniga, bulshada iyo bani&#8217;aadantinimada. Kulanka ayaa intii lagu guda-jiray, waxa uu Wasiir Fiqi guddoomay casuumaadda rasmiga ah ee Madasha Iskaashiga Ruushka iyo Afrika oo lagu wado inay ku qabsoonto magaalada Sochi 11-12 November.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2349,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2350,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2346\/revisions\/2350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2349"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}