{"id":2351,"date":"2024-05-22T20:34:45","date_gmt":"2024-05-22T20:34:45","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2351"},"modified":"2024-08-31T20:36:32","modified_gmt":"2024-08-31T20:36:32","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-yemen-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-qaabilay-safiirka-yemen-oo-booqasho-sharafeed-ugu-yimid\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Yemen oo booqasho sharafeed ugu yimid"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadal Ali Ahmed Alhanik, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta siyaabaaha iskaashi oo dhinacyo kala duwan leh.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2353\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-300x198.jpg\" alt=\"\" width=\"817\" height=\"539\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-300x198.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-1024x677.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-768x507.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-1536x1015.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-500x330.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-750x495.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2-1140x753.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/Y2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 817px) 100vw, 817px\" \/><br \/>\nKulanka, ayaa sidoo kale lagu qaadaa-dhigay dhowr arrimood oo khuseeya labada dal, iyadoo la isku dhaafsaday aragtiyo ku saabsan dhaqdhaqaaqyada gobolka iyo kuwa caalamiga ee muhiimadda gaarka ah leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen u qaabilsan Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Fadal Ali Ahmed Alhanik, oo uu kala hadlay xoojinta xiriirka labo geesoodka iyo soo banbixinta siyaabaaha iskaashi oo dhinacyo kala duwan leh. Kulanka, ayaa sidoo kale lagu qaadaa-dhigay dhowr arrimood oo khuseeya labada dal, iyadoo la isku dhaafsaday aragtiyo ku saabsan dhaqdhaqaaqyada gobolka iyo kuwa caalamiga ee muhiimadda gaarka ah leh.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2352,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2351","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2351","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2351"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2351\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2355,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2351\/revisions\/2355"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2352"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2351"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2351"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2351"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}