{"id":2372,"date":"2024-08-31T21:17:08","date_gmt":"2024-08-31T21:17:08","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2372"},"modified":"2024-08-31T21:17:08","modified_gmt":"2024-08-31T21:17:08","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xiriirka-labo-geesoodka-kala-hadlay-siihayaha-safaaradda-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xiriirka-labo-geesoodka-kala-hadlay-siihayaha-safaaradda-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka labo geesoodka kala hadlay Siihayaha Safaaradda Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Suudaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ammar Ahmed Abikar, oo uu kala hadlay xiriirka taariikhiga ah ee salka adag ee labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya iyo kor-u-qaadista is-fahan is-dhaafsiga.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2373\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-300x193.jpg\" alt=\"\" width=\"815\" height=\"524\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-300x193.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-1024x660.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-768x495.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-1536x989.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-500x322.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-750x483.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1-1140x734.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/08\/S1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 815px) 100vw, 815px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay in la iska kaashado kahortagga caqabadaha labada dal ay wadaagaan, sidoo kale waxaa la isku dhaafsaday aragtiyo siyaasadeed iyo kuwa amni oo la xiriira danaha labada dal iyo guud ahaan gobolka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Axad ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Suudaan ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Ammar Ahmed Abikar, oo uu kala hadlay xiriirka taariikhiga ah ee salka adag ee labada dal ee walaalaha ah u dhexeeya iyo kor-u-qaadista is-fahan is-dhaafsiga. Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay in la iska kaashado kahortagga caqabadaha labada dal ay wadaagaan, sidoo kale waxaa la isku dhaafsaday aragtiyo siyaasadeed iyo kuwa amni oo la xiriira danaha labada dal iyo guud ahaan gobolka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2374,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2372","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2372","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2372"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2372\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2375,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2372\/revisions\/2375"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2374"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2372"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2372"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2372"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}