{"id":2428,"date":"2024-06-20T08:59:56","date_gmt":"2024-06-20T08:59:56","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2428"},"modified":"2024-09-01T09:00:28","modified_gmt":"2024-09-01T09:00:28","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xiriirka-labo-geesoodka-kala-hadlay-siihayaha-safaaradda-shiinaha","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-xiriirka-labo-geesoodka-kala-hadlay-siihayaha-safaaradda-shiinaha\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo xiriirka labo geesoodka kala hadlay Siihayaha Safaaradda Shiinaha"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, June 20, 2024 &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Chen Wendi, oo uu kala hadlay hindiseyaal istiraatiijiyadeed oo kala duwan si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashi wadaagga oo dhinacyo badan leh.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2430\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"811\" height=\"540\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/CHIN1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 811px) 100vw, 811px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa lagu lafa-guray dhowr arrimood, iyadoo laga wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo wax wadaagga, korna loogu qaadi karo iskaashiga si loo gaaro horumar ballaaran iyo barwaaqo labada dhinacba leh.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, June 20, 2024 &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah ku qaabilay Xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Siihayaha Safaaradda Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Chen Wendi, oo uu kala hadlay hindiseyaal istiraatiijiyadeed oo kala duwan si loo xoojiyo xiriirka iyo iskaashi wadaagga oo dhinacyo badan leh. Kulanka ayaa lagu lafa-guray dhowr arrimood, iyadoo laga wada hadlay siyaabaha lagu xoojin karo wax wadaagga, korna loogu qaadi karo iskaashiga si loo gaaro horumar ballaaran iyo barwaaqo labada dhinacba leh.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2429,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2428","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2428","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2428"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2428\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2431,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2428\/revisions\/2431"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2429"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2428"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2428"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2428"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}