{"id":2443,"date":"2024-06-27T13:27:26","date_gmt":"2024-06-27T13:27:26","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2443"},"modified":"2024-09-01T13:28:32","modified_gmt":"2024-09-01T13:28:32","slug":"wasiir-fiqi-oo-shirguddoomiyay-kulan-xog-is-weydaarsi-oo-dhexmaray-wasaaraddiisa-iyo-sodma","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-fiqi-oo-shirguddoomiyay-kulan-xog-is-weydaarsi-oo-dhexmaray-wasaaraddiisa-iyo-sodma\/","title":{"rendered":"Wasiir Fiqi oo shirguddoomiyay kulan xog is-weydaarsi oo dhexmaray Wasaaraddiisa iyo SODMA"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin, howlwadeenno iyo lataliyaal ka socday hay\u2019addaasi iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2447\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"783\" height=\"522\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD4.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 783px) 100vw, 783px\" \/><br \/>\nGuddoomiye Maxamuud Macallin ayaa kulanka ka sheegay xaaladaha bani&#8217;aadannimo ee dalka uu marayo, arrimaha hortabinta u leh hay\u2019adda sida dhisidda awoodda iyo aqoonta howlwadeennada, kahortagga masiibooyinka ka dhaca dalka iyo yaraynta khatarta ay ku leeyihiin muwaadinka iyo hantida Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2445\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"782\" height=\"521\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/SOD2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 782px) 100vw, 782px\" \/><br \/>\nMas&#8217;uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa u ballanqaaday Hay\u2019adda SoDMA in ay u noqon doonaan wakiil buuxa ee masraxyada caalamka ka iibiya waxqabadka iyo qorshayaasha hortabinta u leh hay\u2019adda maaraynta masiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa shir-guddoomiyay kulan xog isweydaarsi oo ka dhacay Xarunta Wasaaradda oo ay ka qeybgaleen Gudoomiyaha Hay\u2019adda Maaraynta Masiibooyinka, Mudane Maxamuud Macallin, howlwadeenno iyo lataliyaal ka socday hay\u2019addaasi iyo qaar ka mid ah agaasimayaasha Waaxyaha Wasaaradda. Guddoomiye Maxamuud Macallin ayaa kulanka ka sheegay xaaladaha bani&#8217;aadannimo ee dalka uu marayo, arrimaha hortabinta u leh hay\u2019adda sida dhisidda awoodda iyo aqoonta howlwadeennada, kahortagga masiibooyinka ka dhaca dalka iyo yaraynta khatarta ay ku leeyihiin muwaadinka iyo hantida Soomaaliyeed. Mas&#8217;uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, ayaa u ballanqaaday Hay\u2019adda SoDMA in ay u noqon doonaan wakiil buuxa ee masraxyada caalamka ka iibiya waxqabadka iyo qorshayaasha hortabinta u leh hay\u2019adda maaraynta masiibooyinka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2444,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2443","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2443","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2443"}],"version-history":[{"count":3,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2443\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2450,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2443\/revisions\/2450"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2444"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2443"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2443"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2443"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}