{"id":2468,"date":"2024-07-11T14:18:13","date_gmt":"2024-07-11T14:18:13","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2468"},"modified":"2024-09-01T14:18:44","modified_gmt":"2024-09-01T14:18:44","slug":"xoghayaha-joogtada-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-shir-guddoomiyay-kulan-wadatashi-heer-wasaaradeed","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/xoghayaha-joogtada-wasaaradda-arrimaha-dibadda-oo-shir-guddoomiyay-kulan-wadatashi-heer-wasaaradeed\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda oo shir-guddoomiyay kulan wadatashi heer Wasaaradeed"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan wadatashi oo ku saabsan ka qeybgalka Soomaaliya ee Shir-madaxeedka Shiinaha iyo Afrika ee lagu wado inuu qabsoomo 3-8 September.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2471\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"806\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 806px) 100vw, 806px\" \/><br \/>\nKulanka wadatashiga oo ay ka soo qeybgaleen Cabdi Diirshe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Yuusuf Xasan Isaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Maxamuud Maxamed Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Maxamed Xasan Shire, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha iyo Axmed Yuusuf Axmed, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Cimilada.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2470\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"806\" height=\"537\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Haa2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 806px) 100vw, 806px\" \/><br \/>\nWasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xoojisay wadashaqaynta dhow ee ay la leedahay Wasaaradaha, hey\u2019adaha iyo wakaaladaha qaranka si wadatashiga iyo iskuduwidda ay u noqdaan kuwa sare u qaada ajandayaasha dowladdu la tagi doonto shir-madaxeedkaasi.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamsa Aadan Xaadow, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan wadatashi oo ku saabsan ka qeybgalka Soomaaliya ee Shir-madaxeedka Shiinaha iyo Afrika ee lagu wado inuu qabsoomo 3-8 September. Kulanka wadatashiga oo ay ka soo qeybgaleen Cabdi Diirshe, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga, Yuusuf Xasan Isaaq, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada, Maxamuud Maxamed Maxamuud, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka, Maxamed Xasan Shire, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha iyo Axmed Yuusuf Axmed, Agaasimaha guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Cimilada. Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ayaa xoojisay wadashaqaynta dhow ee ay la leedahay Wasaaradaha, hey\u2019adaha iyo wakaaladaha qaranka si wadatashiga iyo iskuduwidda ay u noqdaan kuwa sare u qaada ajandayaasha dowladdu la tagi doonto shir-madaxeedkaasi.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2469,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2468","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2468","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2468"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2468\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2472,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2468\/revisions\/2472"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2469"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2468"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2468"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2468"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}