{"id":2498,"date":"2024-07-29T09:05:57","date_gmt":"2024-07-29T09:05:57","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2498"},"modified":"2024-09-02T09:06:28","modified_gmt":"2024-09-02T09:06:28","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-sheegay-in-dib-u-habeyn-lagu-sameynayo-siyaasadaha-iyo-hab-raacyada-shaqo-ee-wasaaradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-sheegay-in-dib-u-habeyn-lagu-sameynayo-siyaasadaha-iyo-hab-raacyada-shaqo-ee-wasaaradda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo siyaasadaha iyo hab-raacyada shaqo ee Wasaaradda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo siyaasadaha iyo hab-raacyada shaqo ee Wasaaradda , si loo gaaro qaab-dhismeed horseedaya isbeddel lagu horumariyo howl-qabadka Wasaaradda, iyadoo loo marayo iskuduwid waxtar leh iyo hindisayaal istiraatijiyadeed.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2499\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1007\" height=\"671\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku1.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1007px) 100vw, 1007px\" \/><br \/>\nWasiirka ayaa hadalkani maanta ka sheegay kulan ay ka qeybgaleen Xoghayaha Joogtada, la-taliyayaasha kala duwan ee Wasaaradda oo lagaga hadlay sidii lagu gaari lahaa waxqabad la taaban karo iyo ka guul keenidda waxyaabaha mudnaanta leh, qaab-dhismeedka, siyaasadda dibadda iyo hab-raacyada shaqada ee Wasaaradda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2501\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1007\" height=\"671\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ku3.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1007px) 100vw, 1007px\" \/><br \/>\nIntii kulanka lagu guda-jiray ayuu Wasiirku faray in la magacaabo guddiyo ka kooban la-taliyayaasha iyo khuburrada aqoonta u leh oo ay ku jiraan diblomaasiyiinta oo soo dejiya , kana soo tala-bixiya siyaasadaha iyo hab-raacyada si kor loogu qaado hufnaanta shaqada oo la jaan-qaadaya hiigsiga istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Isniin ah sheegay in dib u habeyn lagu sameynayo siyaasadaha iyo hab-raacyada shaqo ee Wasaaradda , si loo gaaro qaab-dhismeed horseedaya isbeddel lagu horumariyo howl-qabadka Wasaaradda, iyadoo loo marayo iskuduwid waxtar leh iyo hindisayaal istiraatijiyadeed. Wasiirka ayaa hadalkani maanta ka sheegay kulan ay ka qeybgaleen Xoghayaha Joogtada, la-taliyayaasha kala duwan ee Wasaaradda oo lagaga hadlay sidii lagu gaari lahaa waxqabad la taaban karo iyo ka guul keenidda waxyaabaha mudnaanta leh, qaab-dhismeedka, siyaasadda dibadda iyo hab-raacyada shaqada ee Wasaaradda. Intii kulanka lagu guda-jiray ayuu Wasiirku faray in la magacaabo guddiyo ka kooban la-taliyayaasha iyo khuburrada aqoonta u leh oo ay ku jiraan diblomaasiyiinta oo soo dejiya , kana soo tala-bixiya siyaasadaha iyo hab-raacyada si kor loogu qaado hufnaanta shaqada oo la jaan-qaadaya hiigsiga istaraatiijiyadeed ee Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2500,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2498","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2498","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2498"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2498\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2502,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2498\/revisions\/2502"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2500"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2498"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2498"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2498"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}