{"id":2518,"date":"2024-08-15T09:33:39","date_gmt":"2024-08-15T09:33:39","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2518"},"modified":"2024-09-02T09:44:24","modified_gmt":"2024-09-02T09:44:24","slug":"guddiyo-uu-magacaabay-wasiir-axmed-fiqi-oo-shaqo-galay-maanta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/guddiyo-uu-magacaabay-wasiir-axmed-fiqi-oo-shaqo-galay-maanta\/","title":{"rendered":"Guddiyo uu magacaabay Wasiir Axmed Fiqi oo shaqo-galay maanta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2519\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"723\" height=\"482\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 723px) 100vw, 723px\" \/><br \/>\nXaadow ayaa kula dardaarmay xubnaha guddiyada inay ka soo dhalaalaan waajibaadka shaqo ee kala duwan ee loo igmaday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2520\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"656\" height=\"437\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/p>\n<p>Xubnaha labada guddi ayaa kulankooda si wadajir ah ugu doortay Avv. Xirsi Xaaji Culusow, Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Mustafa Aadam Dagaal, Guddoomiye kuxigeenka Guddiga.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2521\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"656\" height=\"437\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 656px) 100vw, 656px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa kadib loo codeeyay doorashada Iskuduwayaasha iyo kuxigeennadooda ee hoggaamin doona lix guddi hoosaad oo ka faracmay labada guddi.<\/p>\n<p><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2523\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"654\" height=\"436\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/PS5.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 654px) 100vw, 654px\" \/><\/p>\n<p>Waxaa la filayaa in xubnaha guddiyadan ay soo saari doonaan markii ugu horraysay wax ka beddel ballaaran hannaanka shaqo, shaqaale, xeerar, hindisayaal iyo sharciyo , kadibna ay la wadaagi doonaan Wasiirka Wasaaradda si loo horgeeyo Golaha Wasiirada si ay u ansixiyaan, loona meel-mariyo, si Wasaaraddu u hiigsato hannaan sarreeya oo ay kaga sare marto dhiggeeda dalal badan.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Kulan kii ugu horreeyay ee ay iskugu yimaadeen maanta labo guddi oo Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, uu u xilsaarray dib u habaynta xarunta Wasaaradda iyo Ergooyinkeeda Dibadda ayaa waxaa furay Xoghayaha Joogtada, Mudane Xamsa Aadan Xaadow. Xaadow ayaa kula dardaarmay xubnaha guddiyada inay ka soo dhalaalaan waajibaadka shaqo ee kala duwan ee loo igmaday. Xubnaha labada guddi ayaa kulankooda si wadajir ah ugu doortay Avv. Xirsi Xaaji Culusow, Guddoomiyaha Guddiga, Mudane Mustafa Aadam Dagaal, Guddoomiye kuxigeenka Guddiga. Waxaa kadib loo codeeyay doorashada Iskuduwayaasha iyo kuxigeennadooda ee hoggaamin doona lix guddi hoosaad oo ka faracmay labada guddi. Waxaa la filayaa in xubnaha guddiyadan ay soo saari doonaan markii ugu horraysay wax ka beddel ballaaran hannaanka shaqo, shaqaale, xeerar, hindisayaal iyo sharciyo , kadibna ay la wadaagi doonaan Wasiirka Wasaaradda si loo horgeeyo Golaha Wasiirada si ay u ansixiyaan, loona meel-mariyo, si Wasaaraddu u hiigsato hannaan sarreeya oo ay kaga sare marto dhiggeeda dalal badan.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2525,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2518","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2518","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2518"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2518\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2526,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2518\/revisions\/2526"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2525"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2518"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2518"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2518"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}