{"id":2527,"date":"2024-08-17T09:55:27","date_gmt":"2024-08-17T09:55:27","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2527"},"modified":"2024-09-02T09:56:33","modified_gmt":"2024-09-02T09:56:33","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-maanta-daah-furay-barnaamijyo-luuqadeed-oo-sare-loogu-qaadayo-tayada-diblomaasiyiinta","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-maanta-daah-furay-barnaamijyo-luuqadeed-oo-sare-loogu-qaadayo-tayada-diblomaasiyiinta\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo maanta daah-furay barnaamijyo luuqadeed oo sare loogu qaadayo tayada diblomaasiyiinta"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga iyo Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka faaidaysan doonaan 70 shaqaale oo ka kala tirsan waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2531\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"419\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la soo saaro jiil diblomaasiyiin ah oo aqoon leh, kuna hadli karaan afaf kala duwan, kuwaasi oo xoojin doona matalaadda Soomaaliya ee fagaarayaasha caalamka si looga guul keeno danaha sare ee qaranka. Wasiirka waxa uu caddeeyay kaalinta Machadka ee soo saaridda daraasado, cilmi-baarisyo iyo marti-gelinta dooddo siyaasadeed iyo amni.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2533\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"629\" height=\"419\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W6.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 629px) 100vw, 629px\" \/><br \/>\nWasiirku waxa uu soo bandhigay qorshayaal lagu ballaarinayo barnaamijyada tababbarada diblomaasiyadeed ee gudaha dalka lagu qabanayo, iyadoo sidoo kale uu jiri doono qorshe tababbaro diblomaasiyadeed loogu diri doono dalalka aan walaalaha, saaxiibada iyo isbahaysiga aan nahay, ujeedkeeduna uu yahay kor u qaadidda xirfadda iyo khibradda bahda diblomaasiyadda Soomaaliyeed.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2534\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-300x176.jpg\" alt=\"\" width=\"627\" height=\"368\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-300x176.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-1024x600.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-768x450.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-1536x900.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-500x293.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-750x439.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3-1140x668.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/W3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 627px) 100vw, 627px\" \/><br \/>\nDanjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, ayaa shaaca ka qaaday in Machadku dib u bilaabi doono koorsooyinkii diblomaasiyadeed si gaar ah koorsada lagu qaadanayo shahaadada diblooma sare oo muddo sanad ah, lana filayo in si rasmi ah loo furo bisha September.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay koorsooyin lagu baranayo afafka Ingiriiska, Sawaaxiliga iyo Amxaariga oo uu soo agaasimay Machadka Diblomaasiyadda, ayna ka faaidaysan doonaan 70 shaqaale oo ka kala tirsan waaxyaha kala duwan ee Wasaaradda. Wasiir Fiqi ayaa carabka ku adkeeyay muhiimadda ay leedahay in la soo saaro jiil diblomaasiyiin ah oo aqoon leh, kuna hadli karaan afaf kala duwan, kuwaasi oo xoojin doona matalaadda Soomaaliya ee fagaarayaasha caalamka si looga guul keeno danaha sare ee qaranka. Wasiirka waxa uu caddeeyay kaalinta Machadka ee soo saaridda daraasado, cilmi-baarisyo iyo marti-gelinta dooddo siyaasadeed iyo amni. Wasiirku waxa uu soo bandhigay qorshayaal lagu ballaarinayo barnaamijyada tababbarada diblomaasiyadeed ee gudaha dalka lagu qabanayo, iyadoo sidoo kale uu jiri doono qorshe tababbaro diblomaasiyadeed loogu diri doono dalalka aan walaalaha, saaxiibada iyo isbahaysiga aan nahay, ujeedkeeduna uu yahay kor u qaadidda xirfadda iyo khibradda bahda diblomaasiyadda Soomaaliyeed. Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, ayaa shaaca ka qaaday in Machadku dib u bilaabi doono koorsooyinkii diblomaasiyadeed si gaar ah koorsada lagu qaadanayo shahaadada diblooma sare oo muddo sanad ah, lana filayo in si rasmi ah loo furo bisha September.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2528,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2527","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2527","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2527"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2527\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2535,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2527\/revisions\/2535"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2528"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2527"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2527"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2527"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}