{"id":2555,"date":"2024-08-22T12:00:47","date_gmt":"2024-08-22T12:00:47","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2555"},"modified":"2024-09-02T12:01:38","modified_gmt":"2024-09-02T12:01:38","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-daah-furay-maktabadda-buugaagta-ee-machadka-diblomaasiyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-daah-furay-maktabadda-buugaagta-ee-machadka-diblomaasiyadda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda, xilli uu sidan oo kale dabayaaqadii toddobaadkii hore u daahfuray koorsooyin lagu baranayo afafka khalaad. Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta iyo kobcinta aqoonta diblomaasiyiinta.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2556\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac1.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi, ayaa caddeeyay daahfurka Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda in lagu gaarayo kaydinta iyo akhriska qoraallada, buugaagta iyo cilmi-baarista la xiriirta diblomaasiyadda iyo kuwa waxtarka leh.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2558\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"495\" height=\"330\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Mac3.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 495px) 100vw, 495px\" \/><br \/>\nAgaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, ayaa daahfurka Maktabadda ka shaaciyay inay u furantahay aqoonyahanka, qoraayaasha iyo cid walba oo buugaagta iyo qoraallada dhaxal-reeb aqooneed leh inay soo gaarsiin karaan Maktabadda, oo ku dhex taalla xarunta Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda, xilli uu sidan oo kale dabayaaqadii toddobaadkii hore u daahfuray koorsooyin lagu baranayo afafka khalaad. Tallaabooyinkan ayaa qeyb ka ah qorshaha horumarinta iyo kobcinta aqoonta diblomaasiyiinta. Wasiir Fiqi, ayaa caddeeyay daahfurka Maktabadda buugaagta ee Machadka Diblomaasiyadda in lagu gaarayo kaydinta iyo akhriska qoraallada, buugaagta iyo cilmi-baarista la xiriirta diblomaasiyadda iyo kuwa waxtarka leh. Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, ayaa daahfurka Maktabadda ka shaaciyay inay u furantahay aqoonyahanka, qoraayaasha iyo cid walba oo buugaagta iyo qoraallada dhaxal-reeb aqooneed leh inay soo gaarsiin karaan Maktabadda, oo ku dhex taalla xarunta Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2557,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2555","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2555","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2555"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2555\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2560,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2555\/revisions\/2560"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2557"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2555"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2555"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2555"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}