{"id":2561,"date":"2024-08-24T12:10:32","date_gmt":"2024-08-24T12:10:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2561"},"modified":"2024-09-02T12:19:06","modified_gmt":"2024-09-02T12:19:06","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-oo-tababbar-u-furay-safiirro-magacaaban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-oo-tababbar-u-furay-safiirro-magacaaban\/","title":{"rendered":"Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda oo tababbar u furay safiirro magacaaban"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda ka furay tababbar ay qaadanayaan 12 Safiir oo magacaaban iyo 2 Qunsul guud, isagoo sheegay in laga doonayo inay ka soo dhalaalaan ammaanada iyo mas\u2019uuliyadda qaran ee loo igmaday.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2564\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"615\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><br \/>\nAgaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, ayaa ka sheegay tababbarkan oo la xiriira Diblomaasiyadda in safiirrada cusub, Qunsulada iyo diblomaasiyiinta looga baahanyahay in ay aqoontooda ku lifaaqaan waddaniyadda oo ay muujiyaan karaamada shaqo iyo matalaad iyagoo waxwalba ka hormarinaya danta qaranka, wuxuu intaa ku daray in tababarkani uu wax badan ka tari doono ilaalinta danta qaranka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2563\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"615\" height=\"410\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Ca2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 615px) 100vw, 615px\" \/><br \/>\nShaafici Nuur Calas , Kusimaha Xoghayaha Joogtada ahna Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda, ayaa ugu dambeyntii sheegay safiirrada iyo qunsulada guud looga baahan yahay sare u qaadidda maqaamka dalka iyo sumcaddiisa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ee qaabilsan Arrimaha Bulshada Bariga Afrika, Mudane Cali Maxamed Cumar ayaa maanta Machadka Diblomaasiyadda ka furay tababbar ay qaadanayaan 12 Safiir oo magacaaban iyo 2 Qunsul guud, isagoo sheegay in laga doonayo inay ka soo dhalaalaan ammaanada iyo mas\u2019uuliyadda qaran ee loo igmaday. Agaasimaha Machadka Diblomaasiyadda, Danjire Cabdulqaadir Amiin Sheekh, ayaa ka sheegay tababbarkan oo la xiriira Diblomaasiyadda in safiirrada cusub, Qunsulada iyo diblomaasiyiinta looga baahanyahay in ay aqoontooda ku lifaaqaan waddaniyadda oo ay muujiyaan karaamada shaqo iyo matalaad iyagoo waxwalba ka hormarinaya danta qaranka, wuxuu intaa ku daray in tababarkani uu wax badan ka tari doono ilaalinta danta qaranka. Shaafici Nuur Calas , Kusimaha Xoghayaha Joogtada ahna Agaasimaha Waaxda Afrika ee Wasaaradda, ayaa ugu dambeyntii sheegay safiirrada iyo qunsulada guud looga baahan yahay sare u qaadidda maqaamka dalka iyo sumcaddiisa.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2565,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2561","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2561","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2561"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2561\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2566,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2561\/revisions\/2566"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2565"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2561"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2561"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2561"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}