{"id":2572,"date":"2024-08-31T12:30:02","date_gmt":"2024-08-31T12:30:02","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2572"},"modified":"2024-09-02T12:34:51","modified_gmt":"2024-09-02T12:34:51","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-qaatay-howlwadeennada-wasaaradda-ee-waxbarashadoodu-gaarsiisan-tahay-heerka-labaad","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kulan-la-qaatay-howlwadeennada-wasaaradda-ee-waxbarashadoodu-gaarsiisan-tahay-heerka-labaad\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kulan la qaatay howlwadeennada Wasaaradda ee Waxbarashadoodu gaarsiisan tahay heerka labaad"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah kulan gaar ah la qaatay howlwadeennada Wasaaradda ee heerkooda Waxabarashada gaarsiisan tahay heerka labaad ee Jaamacadda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2574\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi, ayaa sheegay kulankan iyo dadaallada socda ee dib u habeynta iyo horumarinta howlaha Shaqo ee Wasaaradda , in lagu gaarayo natiijo ah \u2018Wasaarad ay aqoontu hoggaamiso\u2019,isagoo markaa caddeeyay in dhammaan howlwadeennada iyo saraakiisha sare ee Wasaaradda ay heli doonaan qaab-dhismeed shaqo, si sare loogu qaado howlaha shaqo ee Wasaaradda.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-2573\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"650\" height=\"433\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/G1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 650px) 100vw, 650px\" \/><br \/>\nKulankan ayaa daba socda kulamo uu Wasiirku la qaadanayay saraakiisha kala duwan ee Wasaaradda, toddobaadyadii ugu dambeeyay , si loo gaaro hiisgiga isbeddel ee wax ka taraya horumarinta iyo tayada waxqabad.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2014 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah kulan gaar ah la qaatay howlwadeennada Wasaaradda ee heerkooda Waxabarashada gaarsiisan tahay heerka labaad ee Jaamacadda. Wasiir Fiqi, ayaa sheegay kulankan iyo dadaallada socda ee dib u habeynta iyo horumarinta howlaha Shaqo ee Wasaaradda , in lagu gaarayo natiijo ah \u2018Wasaarad ay aqoontu hoggaamiso\u2019,isagoo markaa caddeeyay in dhammaan howlwadeennada iyo saraakiisha sare ee Wasaaradda ay heli doonaan qaab-dhismeed shaqo, si sare loogu qaado howlaha shaqo ee Wasaaradda. Kulankan ayaa daba socda kulamo uu Wasiirku la qaadanayay saraakiisha kala duwan ee Wasaaradda, toddobaadyadii ugu dambeeyay , si loo gaaro hiisgiga isbeddel ee wax ka taraya horumarinta iyo tayada waxqabad.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2575,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2572","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2572","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2572"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2572\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2576,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2572\/revisions\/2576"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2575"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2572"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2572"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2572"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}