{"id":2623,"date":"2024-09-17T07:20:56","date_gmt":"2024-09-17T07:20:56","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2623"},"modified":"2024-09-23T07:23:33","modified_gmt":"2024-09-23T07:23:33","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-shir-guddoomiyay-doorashada-guddiga-goob-shaqo-ee-wasaaradda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-iyo-iskaashiga-caalamiga-oo-shir-guddoomiyay-doorashada-guddiga-goob-shaqo-ee-wasaaradda\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga oo Shir Guddoomiyay Doorashada Guddiga Goob Shaqo ee Wasaaradda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211;<br \/>\nWasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay shirka Doorashada Guddiga Goob Shaqo ee ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2627\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go4.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><br \/>\nDoorashadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa gacan ka geystay xubno ka socda Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasinka Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda. Shirkan ayaa lagu soo gabagabeeyay jawi degan oo guul ah, iyadoo Guddoomiyaha cusub loo doortay Mudane Maxamed Sheikh Shuceyb Cabdullaahi, halka Guddoomiye ku xigeen ay noqotay Marwo Sahra Yuusuf Cali.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2626\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go3.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><br \/>\nWasiir Fiqi ayaa amaanay hannaanka loo maray doorashada, isagoo bogaadiyay shaqada wanaagsan ee guddiga qabanqaabada doorashada. Wuxuu sidoo kale hambalyo u diray xubnaha cusub ee la doortay, isagoo kula dardaarmay in ay si hufan oo mas&#8217;uuliyad leh u gutaan waajibaadka loo igmaday.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2625\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"512\" height=\"341\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Go2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 512px) 100vw, 512px\" \/><br \/>\nShirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay agaasimayaal ka socday waaxyaha kala duwan ee wasaaradda iyo qaar ka mid ah shaqaalaha<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta guddoomiyay shirka Doorashada Guddiga Goob Shaqo ee ka dhacay Xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibedda. Doorashadan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa waxaa gacan ka geystay xubno ka socda Guddiga Qaranka ee Shaqaalaha Rayidka iyo Agaasinka Waaxda Shaqada iyo Shaqaalaha ee Wasaaradda. Shirkan ayaa lagu soo gabagabeeyay jawi degan oo guul ah, iyadoo Guddoomiyaha cusub loo doortay Mudane Maxamed Sheikh Shuceyb Cabdullaahi, halka Guddoomiye ku xigeen ay noqotay Marwo Sahra Yuusuf Cali. Wasiir Fiqi ayaa amaanay hannaanka loo maray doorashada, isagoo bogaadiyay shaqada wanaagsan ee guddiga qabanqaabada doorashada. Wuxuu sidoo kale hambalyo u diray xubnaha cusub ee la doortay, isagoo kula dardaarmay in ay si hufan oo mas&#8217;uuliyad leh u gutaan waajibaadka loo igmaday. Shirka waxaa sidoo kale ka qeyb galay agaasimayaal ka socday waaxyaha kala duwan ee wasaaradda iyo qaar ka mid ah shaqaalaha<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2624,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,17],"tags":[],"class_list":["post-2623","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2623","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2623"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2623\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2628,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2623\/revisions\/2628"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2624"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2623"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2623"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2623"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}