{"id":2629,"date":"2024-09-18T07:30:07","date_gmt":"2024-09-18T07:30:07","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2629"},"modified":"2024-09-23T07:31:27","modified_gmt":"2024-09-23T07:31:27","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-qaabilay-safiirka-boqortooyada-ingiriiska-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-qaabilay-safiirka-boqortooyada-ingiriiska-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo Qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Mike Nithavrianakis, Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliso Mrs. Alison Blackbourne, oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Badda Cas iyo Geeska Afrika.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2631\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"644\" height=\"429\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/En2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 644px) 100vw, 644px\" \/><br \/>\nIntii uu socday kulanka, waxaa looga hadlay xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa.<br \/>\nKulanka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika iyo Agaasimaha Waaxda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay Danjire Mike Nithavrianakis, Safiirka Boqortooyada Ingiriiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo ay weheliso Mrs. Alison Blackbourne, oo ah Ergeyga Gaarka ah ee Badda Cas iyo Geeska Afrika. Intii uu socday kulanka, waxaa looga hadlay xiriirka saaxiibtinimo ee labada dal iyo sidii kor loogu qaadi lahaa. Kulanka waxaa ka qeyb galay Agaasimaha Guud ee Bulshada Bariga Afrika iyo Agaasimaha Waaxda Afrika.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2630,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,28,17],"tags":[],"class_list":["post-2629","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2629","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2629"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2629\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2632,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2629\/revisions\/2632"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2630"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2629"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2629"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2629"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}