{"id":2633,"date":"2024-09-19T07:36:16","date_gmt":"2024-09-19T07:36:16","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2633"},"modified":"2024-09-23T07:45:43","modified_gmt":"2024-09-23T07:45:43","slug":"wasiir-arrimaha-dibadda-danjire-ahmed-moalim-fiqi-ayaa-maanta-kulan-la-yeeshay-guddoomiyaha-jaaliyadda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-arrimaha-dibadda-danjire-ahmed-moalim-fiqi-ayaa-maanta-kulan-la-yeeshay-guddoomiyaha-jaaliyadda\/","title":{"rendered":"Wasiir Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Jaaliyadda"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Holland iyo wafdigiisa.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2635\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"621\" height=\"414\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Jah2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 621px) 100vw, 621px\" \/><\/p>\n<p>Kulankan ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga udhaxeeya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p>Jaaliyadda Soomaaliyeed waxay muujisay diyaar garow buuxa oo ku aaddan difaaca badda Soomaaliya iyo ladagaalanka argagixisada iyo wadajirka dalka.<\/p>\n<p>Waxay gacan ka geysan doona horumarinta xiriirka labada dhinac iyo taageerada qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiir Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Moalim Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Guddoomiyaha Jaaliyadda Soomaliyeed ee dalka Holland iyo wafdigiisa. Kulankan ayaa diiradda lagu saaray iskaashiga udhaxeeya Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Holland iyo Dowladda Federaalka Soomaaliya. Jaaliyadda Soomaaliyeed waxay muujisay diyaar garow buuxa oo ku aaddan difaaca badda Soomaaliya iyo ladagaalanka argagixisada iyo wadajirka dalka. Waxay gacan ka geysan doona horumarinta xiriirka labada dhinac iyo taageerada qaranimada Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2634,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,28,17],"tags":[],"class_list":["post-2633","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2633","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2633"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2633\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2637,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2633\/revisions\/2637"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2634"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2633"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2633"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2633"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}