{"id":2643,"date":"2024-09-18T08:20:09","date_gmt":"2024-09-18T08:20:09","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2643"},"modified":"2024-09-23T08:21:46","modified_gmt":"2024-09-23T08:21:46","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qayb-galay-xafladda-daah-furka-golaha-safiirada-jaamacadda-carabta-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qayb-galay-xafladda-daah-furka-golaha-safiirada-jaamacadda-carabta-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo ka qayb galay xafladda daah-furka Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ka qayb galay xafladda daah furka Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2645\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-300x208.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"390\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-300x208.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-1024x710.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-768x532.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-500x347.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-750x520.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2-1140x790.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb2.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><br \/>\nMunaasabadda waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah Safiirada Dalalka Jaamacadda Carabta ee u jooga Soomaaliya.<br \/>\nwasiirku ayaa mahad naq u jeediyay Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, Madaxa Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, dadaalkiisa ku aaddan daah-furka golahan, taas oo gacan ka geysaneysa xoojinta xiriirka u dhexeeya Dalalka Carabta iyo Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2646\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"563\" height=\"375\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb3.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 563px) 100vw, 563px\" \/><br \/>\nWasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay midnimada Dalalka Carabta, isagoo tilmaamay in Jaamacadda Carabtu ay muujisay taageeradeeda joogtada ah iyo sida ay ugu go&#8217;antahay garab is taagga Soomaaliya , taasoo ay ka muuqato go\u2019aamadii ugu dambeeyay ee ka soo baxay shirarka Jaamacadda Carabta ee ku saabsan xadgudubyadii Itoobiya ay ka geysatay Gobannimada iyo midnimada dhulka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2647\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"564\" height=\"376\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/09\/Crb4.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 564px) 100vw, 564px\" \/><br \/>\nwasiirku wuxa uu caddeeyay in hiigsiga Dawladda Soomaaliya uu dhaafsiisan yahay xiriirka diblomaasiyadeed, balse ay Dawladda Soomaaliya Hiigsanayso Midnimo Carbeed oo dhamaystiran.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa maanta oo Arbaco ah ka qayb galay xafladda daah furka Golaha Safiirada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya. Munaasabadda waxaa ka qayb galay qaar ka mid ah Safiirada Dalalka Jaamacadda Carabta ee u jooga Soomaaliya. wasiirku ayaa mahad naq u jeediyay Danjire Cabdalla Al-Cuteybi, Madaxa Ergada Jaamacadda Carabta ee Soomaaliya, dadaalkiisa ku aaddan daah-furka golahan, taas oo gacan ka geysaneysa xoojinta xiriirka u dhexeeya Dalalka Carabta iyo Soomaaliya. Wasiir Axmed Macalin Fiqi ayaa hoosta ka xariiqay muhiimadda ay leedahay midnimada Dalalka Carabta, isagoo tilmaamay in Jaamacadda Carabtu ay muujisay taageeradeeda joogtada ah iyo sida ay ugu go&#8217;antahay garab is taagga Soomaaliya , taasoo ay ka muuqato go\u2019aamadii ugu dambeeyay ee ka soo baxay shirarka Jaamacadda Carabta ee ku saabsan xadgudubyadii Itoobiya ay ka geysatay Gobannimada iyo midnimada dhulka Soomaaliya. wasiirku wuxa uu caddeeyay in hiigsiga Dawladda Soomaaliya uu dhaafsiisan yahay xiriirka diblomaasiyadeed, balse ay Dawladda Soomaaliya Hiigsanayso Midnimo Carbeed oo dhamaystiran.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2644,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1,28,17],"tags":[],"class_list":["post-2643","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-blog","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2643","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2643"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2643\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2650,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2643\/revisions\/2650"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2644"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2643"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2643"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2643"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}