{"id":2797,"date":"2024-09-30T08:06:11","date_gmt":"2024-09-30T08:06:11","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2797"},"modified":"2024-10-01T12:07:14","modified_gmt":"2024-10-01T12:07:14","slug":"muqdisho-30ka-sebtember-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/muqdisho-30ka-sebtember-2024\/","title":{"rendered":"Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadow"},"content":{"rendered":"<p>Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan wada-tashi oo ay ka qayb galeen Guddi Sare oo heer Wasaaradeed oo Wadajir ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2800\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"777\" height=\"518\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 777px) 100vw, 777px\" \/><br \/>\nGuddigan oo ah mid farsamo ayaa ka koobnaa Agaasimeyaal Guud oo ka kala socday wasaaradaha kala ah: Arrimaha Dibedda, Caafimaadka, Maaliyadda, Waxbarashada, Ganacsiga &amp; Warshadaha, Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda, iyo Shaqada &amp; Shaqaalaha. Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta iyo dhamaystirka habraaca heshiisyo iyo isafgaradyo wax ku ool ah oo dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qadar.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2799\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"776\" height=\"517\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/PS2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 776px) 100vw, 776px\" \/><br \/>\nHeshiisyadan ayaa ka koobnaa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin horumarinta waxbarashada, kobcinta dhaqaalaha dalka, iyo adeegyada kale ee muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Carabta ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Xasan Maxamed, iyo qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Xoghayaha Joogtada ah ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Xamse Aadan Xaadow, ayaa maanta shir guddoomiyay kulan wada-tashi oo ay ka qayb galeen Guddi Sare oo heer Wasaaradeed oo Wadajir ah. Guddigan oo ah mid farsamo ayaa ka koobnaa Agaasimeyaal Guud oo ka kala socday wasaaradaha kala ah: Arrimaha Dibedda, Caafimaadka, Maaliyadda, Waxbarashada, Ganacsiga &amp; Warshadaha, Dekedaha &amp; Gaadiidka Badda, iyo Shaqada &amp; Shaqaalaha. Shirka ayaa diiradda lagu saaray dardargelinta iyo dhamaystirka habraaca heshiisyo iyo isafgaradyo wax ku ool ah oo dhexmaray Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qadar. Heshiisyadan ayaa ka koobnaa dhinacyo badan oo ay ka mid yihiin horumarinta waxbarashada, kobcinta dhaqaalaha dalka, iyo adeegyada kale ee muhiimka u ah bulshada Soomaaliyeed. Shirka waxaa sidoo kale goobjoog ka ahaa Agaasimaha Waaxda Carabta ee Wasaaradda, Mudane Maxamed Xasan Maxamed, iyo qaar ka mid ah howl-wadeenada Wasaaradda.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2798,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-2797","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2797","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2797"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2797\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2803,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2797\/revisions\/2803"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2798"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2797"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2797"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2797"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}