{"id":2957,"date":"2024-10-08T20:03:55","date_gmt":"2024-10-08T20:03:55","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2957"},"modified":"2024-10-08T20:03:55","modified_gmt":"2024-10-08T20:03:55","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibedda-iyo-iskaashiga-caalamiga-ah-ee-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-iyada-oo-kaashanaysa-bankiga-ibs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasaaradda-arrimaha-dibedda-iyo-iskaashiga-caalamiga-ah-ee-jamhuuriyadda-federaalka-soomaaliya-iyada-oo-kaashanaysa-bankiga-ibs\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashanaysa Bankiga IBS"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashanaysa Bankiga IBS, ayaa si guul leh u qabatay casho sagootin ah oo lagu qabtay Hotelka Safari, loona sameeyay safiirrada iyo diblomaasiyiinta cusub ee ka qalin jabiyay Machadka Tababarka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2961 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB03.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>Munaasabadda waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Machadka Tababarka Diblomaasiyadda, kaas oo carabka ku adkeeyay muhiimadda uu barnaamijkan u leeyahay kor u qaadidda kartida diblomaasiyiinta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Hadalkiisa wuxuu xoojiyay muhiimadda horumarinta xirfadda joogtada ah ee loo baahan yahay si loo helo wakiillo diblomaasiyadeed oo tayo leh.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2960 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB02.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nMunaasabadda waxaa hadal ka jeediyay qaar ka mid ah safiirrada cusub iyo xoghayaha joogtada ah ee WAD&amp;IC. Xoghayaha ayaa si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee diblomaasiyiintu ku leeyihiin difaaca danaha qaranka, gaar ahaan xilligan adag oo Itoobiya ay damacyo gurracan la damacsan tahay inay ku halis geliso midnimada iyo madax-bannaanida dalka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2958 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/AMB01.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nMunaasabadda waxaa si rasmi ah loogu soo xiray hadallo ka soo baxay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibedda, Mudane Isak Maxamuud Mursal, oo hambalyo u diray safiirrada iyo diblomaasiyiinta kale ee qalin-jabiyay, kuna boorriyay inay sii wadaan adeeggooda daacadda ah ee ay u hayaan qaranka. Sidoo kale, wuxuu u mahadceliyay Bankiga IBS taageerada ay ka geysteen munaasabadda, wuxuuna mar kale adkeeyay sida ay Wasaaraddu uga go\u2019an tahay in la siiyo diblomaasiyiinta aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah hagidda diblomaasiyadda adag ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyada oo kaashanaysa Bankiga IBS, ayaa si guul leh u qabatay casho sagootin ah oo lagu qabtay Hotelka Safari, loona sameeyay safiirrada iyo diblomaasiyiinta cusub ee ka qalin jabiyay Machadka Tababarka Diblomaasiyadda ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda. Munaasabadda waxaa si rasmi ah u furay Agaasimaha Machadka Tababarka Diblomaasiyadda, kaas oo carabka ku adkeeyay muhiimadda uu barnaamijkan u leeyahay kor u qaadidda kartida diblomaasiyiinta Soomaaliya. Hadalkiisa wuxuu xoojiyay muhiimadda horumarinta xirfadda joogtada ah ee loo baahan yahay si loo helo wakiillo diblomaasiyadeed oo tayo leh. Munaasabadda waxaa hadal ka jeediyay qaar ka mid ah safiirrada cusub iyo xoghayaha joogtada ah ee WAD&amp;IC. Xoghayaha ayaa si qoto dheer uga hadlay doorka muhiimka ah ee diblomaasiyiintu ku leeyihiin difaaca danaha qaranka, gaar ahaan xilligan adag oo Itoobiya ay damacyo gurracan la damacsan tahay inay ku halis geliso midnimada iyo madax-bannaanida dalka. Munaasabadda waxaa si rasmi ah loogu soo xiray hadallo ka soo baxay Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibedda, Mudane Isak Maxamuud Mursal, oo hambalyo u diray safiirrada iyo diblomaasiyiinta kale ee qalin-jabiyay, kuna boorriyay inay sii wadaan adeeggooda daacadda ah ee ay u hayaan qaranka. Sidoo kale, wuxuu u mahadceliyay Bankiga IBS taageerada ay ka geysteen munaasabadda, wuxuuna mar kale adkeeyay sida ay Wasaaraddu uga go\u2019an tahay in la siiyo diblomaasiyiinta aqoonta iyo xirfadaha lagama maarmaanka u ah hagidda diblomaasiyadda adag ee caalamka.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2959,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-2957","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2957","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2957"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2957\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2962,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2957\/revisions\/2962"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2959"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2957"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2957"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2957"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}