{"id":2982,"date":"2024-10-09T14:47:13","date_gmt":"2024-10-09T14:47:13","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2982"},"modified":"2024-10-09T14:53:06","modified_gmt":"2024-10-09T14:53:06","slug":"wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-ayaa-qaabilay-safiirka-dowladda-walaalaha-nahay-ee-qatar-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiir-ku-xigeenka-arrimaha-dibadda-ayaa-qaabilay-safiirka-dowladda-walaalaha-nahay-ee-qatar-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda ayaa qaabilay safiirka dowladda walaalaha nahay ee Qatar ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) &#8211; Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda walaalaha nahay ee Qatar u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2969 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9853-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nIntii lagu guda jiray kulanka, waxaa la falanqeeyay xiriirka labada dal ee dhinacyada kala duwan iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac.<\/p>\n<p>Sidoo kale, waxaa lagu gorfeeyay mowduucyada muhiimka ah ee labada dal ka wada siman yihiin, waxaana la isweydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha gobolka iyo caalamka.<\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2972 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A9871-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda, Mudane Xamza Aadan Xaadow, iyo agaasimaha waaxda arrimaha Carabta, Mudane Maxamed Xasan Maxamed.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, (MFA Somalia) &#8211; Wasiir ku-xigeenka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah, Mudane Isaaq Maxamuud Mursal, ayaa maanta oo Arbaco ah xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda walaalaha nahay ee Qatar u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Danjire Dr. Cabdullaahi Bin Saalim Al-Nucaymi. Intii lagu guda jiray kulanka, waxaa la falanqeeyay xiriirka labada dal ee dhinacyada kala duwan iyo sidii loo xoojin lahaa iskaashiga iyo wada shaqeynta labada dhinac. Sidoo kale, waxaa lagu gorfeeyay mowduucyada muhiimka ah ee labada dal ka wada siman yihiin, waxaana la isweydaarsaday aragtiyo ku saabsan arrimaha gobolka iyo caalamka. &nbsp; Kulanka waxaa sidoo kale ka qeyb galay xoghayaha joogtada ah ee wasaaradda, Mudane Xamza Aadan Xaadow, iyo agaasimaha waaxda arrimaha Carabta, Mudane Maxamed Xasan Maxamed.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2970,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-2982","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2982","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2982"}],"version-history":[{"count":6,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2982\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":2988,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2982\/revisions\/2988"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2970"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2982"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2982"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2982"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}