{"id":2997,"date":"2024-10-11T17:30:59","date_gmt":"2024-10-11T17:30:59","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=2997"},"modified":"2024-10-12T06:17:20","modified_gmt":"2024-10-12T06:17:20","slug":"madaxweynayaasha-masar-iyo-soomaaliya-ayaa-ku-kulmay-asmara-kadib-casuumaad-uu-fidiyay-madaxweynaha-eritrea-isaias-afwerki","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/madaxweynayaasha-masar-iyo-soomaaliya-ayaa-ku-kulmay-asmara-kadib-casuumaad-uu-fidiyay-madaxweynaha-eritrea-isaias-afwerki\/","title":{"rendered":"Baaq Siyaasadeed u dhaxeeya Jamhuuriyadda Carabta ee Masar iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<p>Annaga oo ah Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Carabta Masar iyo<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan kulan ku yeellanay caasimadda<\/p>\n<p>dalka Eritrea ee Asmara, Oktoobar 10, 2024, ka dib markii casuumaad heerkeedu<\/p>\n<p>sareeyo ay naga soo gaartay Mudane Isaias Afwerki, Madaxweynaha Dalka<\/p>\n<p>Eritrea, waxaana ku heshiinney qodobada soo socda:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>1. Adkeynta Taageeridda midnimada, madax-bannaanida, wadajirka<\/p>\n<p>dhuleed, iyo qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo<\/p>\n<p>diidmada tallaabooyinka halista gelinaya midnimada iyo madax-<\/p>\n<p>bannaanida Qaranka Soomaaliyeed.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>2. Horumarinta iyo xoojinta iskaashiga iyo isku-xirka saddexda dal si kor loogu<\/p>\n<p>qaado tayada hay\u2019adaha dowliga ah ee Soomaaliya si ay uga hortagaan<\/p>\n<p>caqabadaha gudaha iyo dibaddaba, iyo dhismaha ciidamada qaranka<\/p>\n<p>Soomaaliyeed si ay awood ugu yeeshaan la dagaalanka argagixisada,<\/p>\n<p>ilaalinta xuduudaha dhulkooda, bad iyo berriba, iyo sidoo kale ilaalinta<\/p>\n<p>wadajirka dhuleed ee Soomaaliya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>3. Soo dhaweynta go\u2019aanka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2714<\/p>\n<p>(2023) ee cunaqabataynta hubka ee saarneyd looga qaaday<\/p>\n<p>Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo bogaadinta dadaallada<\/p>\n<p>Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr.<\/p>\n<p>Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo kor loogu qaaday awoodaha iyo<\/p>\n<p>horumarinta kartida CXDS si ay u fidiso maamulka dowladda ee dhammaan<\/p>\n<p>dhulkeeda iyo ilaalinta kheyraadka dalka.4. Bogaadinta Baaqa Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika<\/p>\n<p>(kulan No. 1225) ee ku saabsanaa hawlgalka cusub ee Midowga Afrika,<\/p>\n<p>AUSSOM, kaas oo taageeri doona xasilloonida Soomaaliya, isagoo ku<\/p>\n<p>qotoma aragtida iyo mudnaanta Soomaaliya. Waxaa la soo dhoweynayaa<\/p>\n<p>sidoo kale soo jeedinta Jamhuuriyadda Masar ee ka qeybgalka ciidanka<\/p>\n<p>AUSSOM.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>5. Garab istaagga baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan<\/p>\n<p>dhammaystirka maalgelinta ciidamada AUSSOM, iyo xaqiijinta in<\/p>\n<p>taageerada caalamka ay tahay muhiim si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo<\/p>\n<p>xasiloonida Soomaaliya, taas oo muhiim u ah amniga gobolka iyo caalamka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>6. Ballanqaadka in la siiyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taageero<\/p>\n<p>buuxda inta lagu jiro mudada ay xubinta aan joogtada ahayn ka tahay<\/p>\n<p>Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (2025-2026), maadaama ay<\/p>\n<p>matalayaan danaha Afrika.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>7. Xoojinta iyo joogteynta wada-tashiga iyo isku-xirnaanta laba geesoodka ah,<\/p>\n<p>iyadoo laga wada-tashanayo arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee<\/p>\n<p>labada dal wada taabanaya.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>&#8211;DHAMAAD&#8211;<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2999 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-750x1061.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1061\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-750x1061.jpeg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-212x300.jpeg 212w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1448x2048.jpeg 1448w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-500x707.jpeg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1140x1612.jpeg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-scaled.jpeg 1810w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-2998 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-750x1061.jpeg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"1061\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-750x1061.jpeg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-212x300.jpeg 212w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-724x1024.jpeg 724w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-768x1086.jpeg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-1086x1536.jpeg 1086w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-1448x2048.jpeg 1448w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-500x707.jpeg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-1140x1612.jpeg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/WhatsApp-Image-2024-10-12-at-09.01.39-1-scaled.jpeg 1810w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Annaga oo ah Madaxweynayaasha Jamhuuriyadda Carabta Masar iyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, waxaan kulan ku yeellanay caasimadda dalka Eritrea ee Asmara, Oktoobar 10, 2024, ka dib markii casuumaad heerkeedu sareeyo ay naga soo gaartay Mudane Isaias Afwerki, Madaxweynaha Dalka Eritrea, waxaana ku heshiinney qodobada soo socda: &nbsp; 1. Adkeynta Taageeridda midnimada, madax-bannaanida, wadajirka dhuleed, iyo qaranimada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo diidmada tallaabooyinka halista gelinaya midnimada iyo madax- bannaanida Qaranka Soomaaliyeed. &nbsp; 2. Horumarinta iyo xoojinta iskaashiga iyo isku-xirka saddexda dal si kor loogu qaado tayada hay\u2019adaha dowliga ah ee Soomaaliya si ay uga hortagaan caqabadaha gudaha iyo dibaddaba, iyo dhismaha ciidamada qaranka Soomaaliyeed si ay awood ugu yeeshaan la dagaalanka argagixisada, ilaalinta xuduudaha dhulkooda, bad iyo berriba, iyo sidoo kale ilaalinta wadajirka dhuleed ee Soomaaliya. &nbsp; 3. Soo dhaweynta go\u2019aanka Golaha Ammaanka ee tirsigiisu yahay 2714 (2023) ee cunaqabataynta hubka ee saarneyd looga qaaday Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, iyo bogaadinta dadaallada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee uu hoggaamiyo Madaxweyne Dr. Xasan Sheekh Maxamuud, kuwaas oo kor loogu qaaday awoodaha iyo horumarinta kartida CXDS si ay u fidiso maamulka dowladda ee dhammaan dhulkeeda iyo ilaalinta kheyraadka dalka.4. Bogaadinta Baaqa Golaha Ammaanka iyo Nabadda ee Midowga Afrika (kulan No. 1225) ee ku saabsanaa hawlgalka cusub ee Midowga Afrika, AUSSOM, kaas oo taageeri doona xasilloonida Soomaaliya, isagoo ku qotoma aragtida iyo mudnaanta Soomaaliya. Waxaa la soo dhoweynayaa sidoo kale soo jeedinta Jamhuuriyadda Masar ee ka qeybgalka ciidanka AUSSOM. &nbsp; 5. Garab istaagga baaqa Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee ku aaddan dhammaystirka maalgelinta ciidamada AUSSOM, iyo xaqiijinta in taageerada caalamka ay tahay muhiim si loo xaqiijiyo nabadgelyada iyo xasiloonida Soomaaliya, taas oo muhiim u ah amniga gobolka iyo caalamka. &nbsp; 6. Ballanqaadka in la siiyo Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya taageero buuxda inta lagu jiro mudada ay xubinta aan joogtada ahayn ka tahay Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay (2025-2026), maadaama ay matalayaan danaha Afrika. &nbsp; 7. Xoojinta iyo joogteynta wada-tashiga iyo isku-xirnaanta laba geesoodka ah, iyadoo laga wada-tashanayo arrimaha gobolka iyo kuwa caalamiga ah ee labada dal wada taabanaya. &nbsp; &#8211;DHAMAAD&#8211; &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":2999,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[12,22],"tags":[39],"class_list":["post-2997","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qaaradda-afrika","category-war-saxaafadeed","tag-soomaaliya-masar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2997","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=2997"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2997\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3003,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/2997\/revisions\/3003"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/2999"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=2997"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=2997"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=2997"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}