{"id":3051,"date":"2024-10-22T11:57:49","date_gmt":"2024-10-22T11:57:49","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3051"},"modified":"2024-10-22T11:59:24","modified_gmt":"2024-10-22T11:59:24","slug":"safiirka-turkiga-oo-u-tacsiyeeyey-wasiirka-arrimaha-dibadda-danjire-axmed-macallin-fiqi-kadib-geeridii-ku-timid-hooyadiis","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/safiirka-turkiga-oo-u-tacsiyeeyey-wasiirka-arrimaha-dibadda-danjire-axmed-macallin-fiqi-kadib-geeridii-ku-timid-hooyadiis\/","title":{"rendered":"Safiirka Turkiga oo u Tacsiyeeyey Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, kadib Geeridii ku timid Hooyadiis"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda, Mudane Alper Akta\u015f, Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3053 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T02.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nDanjire Akta\u015f ayaa u yimid si uu shakhsi ahaan ugu muujiyo tacsidiisa qalbiga ka soo go&#8217;day kadib geeridii kutimid hooyo Faadumo Shirdoon Ducaale, hooyada qaaliga ah ee Wasiirka, oo ku geeriyootay Muqdisho Sabtidii, Oktoobar 19, 2024.<\/p>\n<p>Booqashada Safiirka Akta\u015f waxay ahayd muujin kalgacal oo tilmaamaysa xiriirka xooggan ee u dhaxeeya Turkiga iyo Soomaaliya, iyada oo lagu muujinayo midnimo iyo taageero xilligan adag.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyey Safiir Akta\u015f naxariista qiimaha badan oo uu muujiyay, isaga oo uga mahadceliyey joogitaanka walaalkiis Turkiga ee xilligan murugada ah.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, iyo Wasiiru Dawlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta ku qaabilay xarunta Wasaaradda, Mudane Alper Akta\u015f, Safiirka Jamhuuriyadda walaalaha nahay ee Turkiga u fadhiya Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya. Danjire Akta\u015f ayaa u yimid si uu shakhsi ahaan ugu muujiyo tacsidiisa qalbiga ka soo go&#8217;day kadib geeridii kutimid hooyo Faadumo Shirdoon Ducaale, hooyada qaaliga ah ee Wasiirka, oo ku geeriyootay Muqdisho Sabtidii, Oktoobar 19, 2024. Booqashada Safiirka Akta\u015f waxay ahayd muujin kalgacal oo tilmaamaysa xiriirka xooggan ee u dhaxeeya Turkiga iyo Soomaaliya, iyada oo lagu muujinayo midnimo iyo taageero xilligan adag. Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyey Safiir Akta\u015f naxariista qiimaha badan oo uu muujiyay, isaga oo uga mahadceliyey joogitaanka walaalkiis Turkiga ee xilligan murugada ah.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3052,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-3051","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3051"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3054,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3051\/revisions\/3054"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3052"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3051"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3051"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3051"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}