{"id":3058,"date":"2024-10-22T13:42:20","date_gmt":"2024-10-22T13:42:20","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3058"},"modified":"2024-10-22T13:42:20","modified_gmt":"2024-10-22T13:42:20","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-ah-danjire-axmed-macallin-fiqi-ayaa-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-kooban-safiirro-matalaya-dalal-dhowr-ah-oo-walaalo-nahay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-iyo-iskaashiga-caalamiga-ah-danjire-axmed-macallin-fiqi-ayaa-maanta-xafiiskiisa-ku-qaabilay-wafdi-ka-kooban-safiirro-matalaya-dalal-dhowr-ah-oo-walaalo-nahay\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka kooban safiirro matalaya dalal dhowr ah oo walaalo nahay"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka kooban safiirro matalaya dalal dhowr ah oo walaalo nahay. Safiirrada waxaa ka mid ahaa Mudane Fadhl Cali Axmed Al-Hanak, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen; Mudane Axmed Jumca Al-Rumaithi, Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta; Mudane Dr. Cabdullaahi bin Saalim Al-Nuaymi, Safiirka Dowladda Qatar; Mudane Axmed Maxamed Saalax Al-Mawliid, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya; iyo Mudane Cammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3056 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/T03.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nDiblomaasiyiintu waxay booqdeen Wasiirka si ay ugu gudbiyaan tacsi tiiraanyo leh kadib geeridii kutimid Hooyadiis Marxuumad Faadumo Shirdoon Ducaale, hooyada Wasiirka oo ku geeriyootay Muqdisho Sabtidii, Oktoobar 19, 2024. Booqashadooda ayaa muujisay midnimo xooggan iyo taageero aad u weyn xilligan murugada leh.<\/p>\n<p>Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyey Danjirayaasha dareenkooda naxariista leh iyo ficilladooda sharafta leh wakhtigan adag.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka kooban safiirro matalaya dalal dhowr ah oo walaalo nahay. Safiirrada waxaa ka mid ahaa Mudane Fadhl Cali Axmed Al-Hanak, Safiirka Jamhuuriyadda Yemen; Mudane Axmed Jumca Al-Rumaithi, Safiirka Isutagga Imaaraadka Carabta; Mudane Dr. Cabdullaahi bin Saalim Al-Nuaymi, Safiirka Dowladda Qatar; Mudane Axmed Maxamed Saalax Al-Mawliid, Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya; iyo Mudane Cammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan. Diblomaasiyiintu waxay booqdeen Wasiirka si ay ugu gudbiyaan tacsi tiiraanyo leh kadib geeridii kutimid Hooyadiis Marxuumad Faadumo Shirdoon Ducaale, hooyada Wasiirka oo ku geeriyootay Muqdisho Sabtidii, Oktoobar 19, 2024. Booqashadooda ayaa muujisay midnimo xooggan iyo taageero aad u weyn xilligan murugada leh. Wasiir Fiqi ayaa uga mahadceliyey Danjirayaasha dareenkooda naxariista leh iyo ficilladooda sharafta leh wakhtigan adag.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3057,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-3058","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3058","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3058"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3058\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3059,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3058\/revisions\/3059"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3058"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3058"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3058"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}