{"id":3060,"date":"2024-10-14T13:54:27","date_gmt":"2024-10-14T13:54:27","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3060"},"modified":"2024-10-22T14:00:35","modified_gmt":"2024-10-22T14:00:35","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-qaabilay-ku-simaha-safiirka-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-qaabilay-ku-simaha-safiirka-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo qaabilay Ku-simaha Safiirka Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3061 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/SIIhaayaha-Sudan.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><br \/>\nKulanka waxa diiradda lagu saaray xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan, iyadoo la isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada kala duwan. Labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda xiriirka laba geesoodka ah iyo wada shaqeynta arrimaha labada dal danaynayaan.<\/p>\n<p>Waxaa sidoo kale la isla falanqeeyey xaaladda gobolka iyo tan caalamka, gaar ahaan xaaladda Suudaan. Danjire Fiqi ayaa muujiyey taageerada buuxda ee Soomaaliya u hayso shacabka Suudaan. Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda ayaa kulanka goobjoog ka ahaa.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Mogadishu (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda ku qaabilay Mudane Ammar Axmed Babiker, Ku-simaha Safiirka Jamhuuriyadda Suudaan ee Soomaaliya. Kulanka waxa diiradda lagu saaray xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Suudaan, iyadoo la isku raacay in la xoojiyo iskaashiga dhinacyada kala duwan. Labada dhinac waxay adkeeyeen muhiimadda xiriirka laba geesoodka ah iyo wada shaqeynta arrimaha labada dal danaynayaan. Waxaa sidoo kale la isla falanqeeyey xaaladda gobolka iyo tan caalamka, gaar ahaan xaaladda Suudaan. Danjire Fiqi ayaa muujiyey taageerada buuxda ee Soomaaliya u hayso shacabka Suudaan. Mas\u2019uuliyiin sare oo ka tirsan Wasaaradda ayaa kulanka goobjoog ka ahaa.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3062,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[42],"class_list":["post-3060","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-iyo-sudan"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3060","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3060"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3060\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3066,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3060\/revisions\/3066"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3062"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3060"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3060"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3060"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}