{"id":3074,"date":"2024-10-22T14:55:38","date_gmt":"2024-10-22T14:55:38","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3074"},"modified":"2024-10-23T15:00:37","modified_gmt":"2024-10-23T15:00:37","slug":"danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-la-kulmay-wasiirkii-hore-ee-arrimaha-dibadda-abshir-cumar-huruuse","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/danjire-axmed-macallin-fiqi-oo-la-kulmay-wasiirkii-hore-ee-arrimaha-dibadda-abshir-cumar-huruuse\/","title":{"rendered":"Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la kulmay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Abshir Cumar Huruuse"},"content":{"rendered":"<p>Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la kulmay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Abshir Cumar Huruuse<\/p>\n<p>Danjire Ahmed Moallim Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, ayaa caawa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda, Mudane Abshir Cumar Huruuse.<\/p>\n<p>Labada mas\u2019uul ayaa wadahadallo miro-dhal ah ka yeeshay horumarinta dadaallada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Waxay kaloo mar kale xaqiijiyeen sida ay uga go\u2019an tahay joogtaynta iyo wada shaqaynta ku aaddan siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjire Axmed Macallin Fiqi oo la kulmay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda Abshir Cumar Huruuse Danjire Ahmed Moallim Fiqi Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, ayaa caawa kulan wax ku ool ah la qaatay Wasiirkii hore ee Arrimaha Dibadda, Mudane Abshir Cumar Huruuse. Labada mas\u2019uul ayaa wadahadallo miro-dhal ah ka yeeshay horumarinta dadaallada diblomaasiyadeed ee Soomaaliya iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Waxay kaloo mar kale xaqiijiyeen sida ay uga go\u2019an tahay joogtaynta iyo wada shaqaynta ku aaddan siyaasadda arrimaha dibadda ee Soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3075,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-3074","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3074","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3074"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3074\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3076,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3074\/revisions\/3076"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3075"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3074"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3074"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3074"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}