{"id":3110,"date":"2024-10-26T15:51:32","date_gmt":"2024-10-26T15:51:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3110"},"modified":"2024-10-26T15:51:32","modified_gmt":"2024-10-26T15:51:32","slug":"wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-mudane-cali-cumar-cali-balcad-ayaa-hoggaamiyay-shir-ku-saabsan-qorshaha-isbeddelka-qaranka-ntp","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiiru-dowlaha-arrimaha-dibadda-mudane-cali-cumar-cali-balcad-ayaa-hoggaamiyay-shir-ku-saabsan-qorshaha-isbeddelka-qaranka-ntp\/","title":{"rendered":"Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda Mudane Cali Cumar (Cali Balcad) ayaa Hoggaamiyay Shir ku Saabsan Qorshaha Isbeddelka Qaranka (NTP)"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho, 26 Oktoobar 2024 \u2013<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (NTP 2025-2029). Kulanka waxaa ka qaybgalay Xoghayaha Joogtada ah Mudane Hamza Aadan Haadow iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda, iyagoo diiradda saaray arrimaha mudnaanta leh ee diblomaasiyadda iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3111 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-scaled.jpg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2896-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP 2025-2029) waa khariidad lagu gaaraayo koritaanka dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta maamulka, kaas oo xoojindoono xasilloonida gobolka, isku xirka dhaqaalaha, iyo saameynta caalamiga ah ee dalka. Kulanku wuxuu xoogga saaray horumarinta yoolalka diblomaasiyadda iyadoo loo marayo iskaashiga goboleed, ka qaybgalka qurba-joogta, iyo soo jiidashada maalgashiga.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3125 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1243\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-scaled.jpg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-300x146.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-1024x497.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-768x373.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-1536x746.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-2048x995.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-500x243.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-750x364.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2957-1140x554.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ah ee Wasaaradda, Mudane Jibriil Afyare, ayaa soo bandhigay hindisayaal la jaanqaadaya Qorshaha, halka Agaasimaha Arrimaha Sharciga, Mudane Mahad Maxamed, uu ka hadlay arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Wasaaraddu waxay ballan qaaday inay taageerto horumarinta qaranka iyo isku xirka caalamka.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3117 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-scaled.jpg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-scaled.jpg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/10\/1V8A2909-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 26 Oktoobar 2024 \u2013 Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Cumar (Cali Balcad), ayaa shir guddoomiyay kulan lagu jaangoynayo yoolalka Wasaaradda iyo Qorshaha Isbeddelka Qaranka ee Soomaaliya (NTP 2025-2029). Kulanka waxaa ka qaybgalay Xoghayaha Joogtada ah Mudane Hamza Aadan Haadow iyo Agaasimeyaasha Wasaaradda, iyagoo diiradda saaray arrimaha mudnaanta leh ee diblomaasiyadda iyo xoojinta iskaashiga caalamiga ah. Qorshaha Isbeddelka Qaran (NTP 2025-2029) waa khariidad lagu gaaraayo koritaanka dhaqaalaha iyo dib-u-habaynta maamulka, kaas oo xoojindoono xasilloonida gobolka, isku xirka dhaqaalaha, iyo saameynta caalamiga ah ee dalka. Kulanku wuxuu xoogga saaray horumarinta yoolalka diblomaasiyadda iyadoo loo marayo iskaashiga goboleed, ka qaybgalka qurba-joogta, iyo soo jiidashada maalgashiga. Agaasimaha Waaxda Iskaashiga Caalamiga ah ee Wasaaradda, Mudane Jibriil Afyare, ayaa soo bandhigay hindisayaal la jaanqaadaya Qorshaha, halka Agaasimaha Arrimaha Sharciga, Mudane Mahad Maxamed, uu ka hadlay arrimo la xiriira xoojinta iskaashiga diblomaasiyadeed. Wasaaraddu waxay ballan qaaday inay taageerto horumarinta qaranka iyo isku xirka caalamka.<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":3126,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[47,48],"class_list":["post-3110","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda","tag-diblomaasiyaddasoomaaliya","tag-qorshahaisbeddelkaqaran"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3110","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3110"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3110\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3128,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3110\/revisions\/3128"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3126"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3110"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3110"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3110"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}