{"id":3142,"date":"2024-10-28T11:19:12","date_gmt":"2024-10-28T11:19:12","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3142"},"modified":"2024-10-28T11:19:12","modified_gmt":"2024-10-28T11:19:12","slug":"kobcinta-fursadaha-maalgashiga-iyo-ganacsiga-ee-u-dhexeeya-soomaaliya-iyo-sacuudi-carabiya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/kobcinta-fursadaha-maalgashiga-iyo-ganacsiga-ee-u-dhexeeya-soomaaliya-iyo-sacuudi-carabiya\/","title":{"rendered":"Kobcinta Fursadaha Maalgashiga iyo Ganacsiga ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Sacuudi Carabiya"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, si ay uga wada hadlaan dhiirrigelinta fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee Soomaaliya u soo bandhigeyso maal-gashadayaasha Sacuudiga.<\/p>\n<p>Wadahadalladu waxay muujiyeen awooda dhaqaale ee Soomaaliya iyo faa\u2019iidooyinka labada dal ka heli karaan iskaashi xooggan oo dhanka horumarka ah. Waxaan rajeyneynaa wada shaqeyn wax ku ool ah oo horseedi doonta koritaanka iyo barwaaqada labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa la kulmay Eng. Khalid bin Abdulaziz Al-Falih, Wasiirka Maalgashiga ee Boqortooyada Sacuudi Carabiya, si ay uga wada hadlaan dhiirrigelinta fursadaha maalgashi iyo ganacsi ee Soomaaliya u soo bandhigeyso maal-gashadayaasha Sacuudiga. Wadahadalladu waxay muujiyeen awooda dhaqaale ee Soomaaliya iyo faa\u2019iidooyinka labada dal ka heli karaan iskaashi xooggan oo dhanka horumarka ah. Waxaan rajeyneynaa wada shaqeyn wax ku ool ah oo horseedi doonta koritaanka iyo barwaaqada labada dhinac.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3143,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[13,17],"tags":[],"class_list":["post-3142","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qaaradda-aasiya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3142","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3142"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3142\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3144,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3142\/revisions\/3144"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3143"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3142"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3142"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3142"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}