{"id":3196,"date":"2024-11-07T10:00:27","date_gmt":"2024-11-07T10:00:27","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3196"},"modified":"2024-11-07T17:01:57","modified_gmt":"2024-11-07T17:01:57","slug":"furitaanka-sheybaarka-ugu-horreeya-ee-kalluumeysiga-ee-soomaaliya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/furitaanka-sheybaarka-ugu-horreeya-ee-kalluumeysiga-ee-soomaaliya\/","title":{"rendered":"Furitaanka Sheybaarka Ugu Horreeya ee Kalluumeysiga ee Soomaaliya"},"content":{"rendered":"<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Muqdisho, 7 Noofembar 2024<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Ahmed Xasan Aden, ayaa si rasmi ah u daahfuray Sheybaarka Kalluumeysiga ee ugu horreeya Soomaaliya. Tallaabadan taariikhiga ah ayaa astaan muhiim ah u noqon doonta horumarinta waaxda kalluumeysiga ee Soomaaliya, iyadoo fureysa fursado cusub iyo hal-abuurnimo.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3197 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-scaled.jpeg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-300x200.jpeg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-768x512.jpeg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-2048x1365.jpeg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-500x333.jpeg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-750x500.jpeg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00001-1140x760.jpeg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Kadib furitaanka, labada wasiir oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga ayaa kormeer ku sameeyay xarunta cusub. Intii uu kormeerka socday ayaa si toos ah loo muujiyay awoodda sheybaarka ee ku aaddan taageeridda horumarinta kalluumeysiga waara iyadoo loo marayo cilmi-baaris, tababar, iyo taageerada warshadaha.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\"><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-3202 size-full\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-scaled.jpeg\" alt=\"\" width=\"2560\" height=\"1707\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-scaled.jpeg 2560w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-300x200.jpeg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-1024x683.jpeg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-768x512.jpeg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-1536x1024.jpeg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-2048x1365.jpeg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-500x333.jpeg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-750x500.jpeg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/11\/image00006-1140x760.jpeg 1140w\" sizes=\"(max-width: 2560px) 100vw, 2560px\" \/><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<div dir=\"auto\">Soomaaliya oo leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, waxay leedahay kheyraad badeed oo ballaaran oo awood u leh inuu beddelo dhaqaalaha dalka iyo inuu kor u qaado nolosha bulshada kala duwan ee dalka. Sheybaarka cusub ee Kalluumeysiga ayaa noqon doona tiir muhiim ah oo lagu horumarinayo kalluumeysiga waara, waxaana uu bixin doonaa agab iyo adeegyo ballaaran oo muhiim u ah kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha dhanka kalluumeysiga. Guushan muhiimka ah kaliya ma xoojineyso dhaqaalaha Soomaaliya, balse sidoo kale waxay muujineysaa sida aan ugu heelannahay in aan ka faa&#8217;iideysanno kheyraadkeenna dabiiciga ah si masuuliyad leh oo u horseeda horumar guud oo bulshada dhan anfaca.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho, 7 Noofembar 2024 Wasiirka Arrimaha Dibadda, Danjire Ahmed Macallin Fiqi, oo ay weheliyaan Wasiirka Kalluumeysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah, Mudane Ahmed Xasan Aden, ayaa si rasmi ah u daahfuray Sheybaarka Kalluumeysiga ee ugu horreeya Soomaaliya. Tallaabadan taariikhiga ah ayaa astaan muhiim ah u noqon doonta horumarinta waaxda kalluumeysiga ee Soomaaliya, iyadoo fureysa fursado cusub iyo hal-abuurnimo. Kadib furitaanka, labada wasiir oo uu wehliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Kalluumeysiga ayaa kormeer ku sameeyay xarunta cusub. Intii uu kormeerka socday ayaa si toos ah loo muujiyay awoodda sheybaarka ee ku aaddan taageeridda horumarinta kalluumeysiga waara iyadoo loo marayo cilmi-baaris, tababar, iyo taageerada warshadaha. Soomaaliya oo leh xeebta ugu dheer qaaradda Afrika, waxay leedahay kheyraad badeed oo ballaaran oo awood u leh inuu beddelo dhaqaalaha dalka iyo inuu kor u qaado nolosha bulshada kala duwan ee dalka. Sheybaarka cusub ee Kalluumeysiga ayaa noqon doona tiir muhiim ah oo lagu horumarinayo kalluumeysiga waara, waxaana uu bixin doonaa agab iyo adeegyo ballaaran oo muhiim u ah kalluumeysatada Soomaaliyeed iyo daneeyayaasha dhanka kalluumeysiga. Guushan muhiimka ah kaliya ma xoojineyso dhaqaalaha Soomaaliya, balse sidoo kale waxay muujineysaa sida aan ugu heelannahay in aan ka faa&#8217;iideysanno kheyraadkeenna dabiiciga ah si masuuliyad leh oo u horseeda horumar guud oo bulshada dhan anfaca.<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":3205,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-3196","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3196","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3196"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3196\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3211,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3196\/revisions\/3211"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3205"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3196"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3196"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3196"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}