{"id":3436,"date":"2024-11-23T08:16:14","date_gmt":"2024-11-23T08:16:14","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3436"},"modified":"2024-11-25T08:18:53","modified_gmt":"2024-11-25T08:18:53","slug":"wasaaradda-arrimaha-dibadda-ayaa-uga-tacsiyeeneysa-dhammaan-umadda-soomaaliyeed-geerida-ku-timid-danjire-mohamed-ahmed-alin","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasaaradda-arrimaha-dibadda-ayaa-uga-tacsiyeeneysa-dhammaan-umadda-soomaaliyeed-geerida-ku-timid-danjire-mohamed-ahmed-alin\/","title":{"rendered":"Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa Uga Tacsiyeeneysa Dhammaan Umadda Soomaaliyeed Geerida Ku Timid Danjire Mohamed Ahmed Alin"},"content":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Danjire Mohamed Ahmed Alin.<\/p>\n<p>Danjire Alin ayaa maanta ku geeriyooday Dalka U.K. Wuxuu noloshiisa u huray inuu Soomaaliya ugu adeego si hagar la\u2019aan ah, isaga oo xilal kala duwan oo Safiirnimo soo qabtay.<\/p>\n<p>Wasaaraddu waxay u diraysaa tacsi diiran qoyska, saaxiibbada, iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed xilligan murugada leh. Danjiruhu wuxuu ahaa waddani daacad ah oo u taagnaa u adeeggidda Umadda Soomaaliyeed, Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannatul Firdows ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa.<\/p>\n<p>Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji\u2019un.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah waxay tacsi tiiraanyo leh u diraysaa dhammaan umadda Soomaaliyeed kaddib geeridii ku timid Danjire Mohamed Ahmed Alin. Danjire Alin ayaa maanta ku geeriyooday Dalka U.K. Wuxuu noloshiisa u huray inuu Soomaaliya ugu adeego si hagar la\u2019aan ah, isaga oo xilal kala duwan oo Safiirnimo soo qabtay. Wasaaraddu waxay u diraysaa tacsi diiran qoyska, saaxiibbada, iyo guud ahaan umadda Soomaaliyeed xilligan murugada leh. Danjiruhu wuxuu ahaa waddani daacad ah oo u taagnaa u adeeggidda Umadda Soomaaliyeed, Waxaan Alle uga baryeynaa inuu Jannatul Firdows ka waraabiyo, samir iyo iimaan ka siiyo ehelkiisa iyo asxaabtiisa. Inna Lillahi wa Inna Ilayhi Raji\u2019un.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":3437,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-3436","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3436","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3436"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3436\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3438,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3436\/revisions\/3438"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3437"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3436"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3436"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3436"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}