{"id":3483,"date":"2024-11-26T12:57:16","date_gmt":"2024-11-26T12:57:16","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3483"},"modified":"2024-11-29T12:59:07","modified_gmt":"2024-11-29T12:59:07","slug":"danjire-ilyas-ali-hasan-oo-waraaqadihiisa-aqoonsiga-u-gudbiyay-madaxweynaha-tanzaniya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/danjire-ilyas-ali-hasan-oo-waraaqadihiisa-aqoonsiga-u-gudbiyay-madaxweynaha-tanzaniya\/","title":{"rendered":"Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya."},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Dares Salaam, Tanzania, Noofambar 26, 2024<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Ilyas Ali Hasan ayaa maanta si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania, H.E. Drs Samia Suluxu Hassan.<\/div>\n<div dir=\"auto\">Danjire Ilyaas oo ka hadlay munaasabadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjiraha ayaa sidoo kale Ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay Somaaliya u leedahay xoojinta xiriirka Tanzaaniya oo ah waddan kaalin mug leh ku leh iskaashiga gobolka, isla markaana ah xarunta guud ee bulshada Bariga Afrika.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Ilyas ayaa waxa uu xaqiijiyey inay Soomaaliya ka go\u2019an tahay kobcinta xidhiidh qoto-dheer iyo wada-shaqayn dhex-marta labada waddan.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Danjire Ilyas Ali Hasan oo waraaqadihiisa aqoonsiga u gudbiyay Madaxweynaha Tanzaniya. Dares Salaam, Tanzania, Noofambar 26, 2024 Danjire Ilyas Ali Hasan ayaa maanta si rasmi ah warqadihiisa aqoonsiga ugu gudbiyay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Tanzania, H.E. Drs Samia Suluxu Hassan. Danjire Ilyaas oo ka hadlay munaasabadda ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Tanzania. Danjiraha ayaa sidoo kale Ku nuux nuuxsaday muhiimadda ay Somaaliya u leedahay xoojinta xiriirka Tanzaaniya oo ah waddan kaalin mug leh ku leh iskaashiga gobolka, isla markaana ah xarunta guud ee bulshada Bariga Afrika. Danjire Ilyas ayaa waxa uu xaqiijiyey inay Soomaaliya ka go\u2019an tahay kobcinta xidhiidh qoto-dheer iyo wada-shaqayn dhex-marta labada waddan.<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":3462,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-3483","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3483","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3483"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3483\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3484,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3483\/revisions\/3484"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3483"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3483"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3483"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}