{"id":3488,"date":"2024-11-28T13:00:32","date_gmt":"2024-11-28T13:00:32","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3488"},"modified":"2024-11-29T13:02:02","modified_gmt":"2024-11-29T13:02:02","slug":"danjiraha-soomaaliya-ee-uganda-oo-nuqul-ka-mid-ah-waraaqaha-danjirenimo-u-gudbisay-wasiiru-dowladaha-arrimaha-dibadda-uganda","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/danjiraha-soomaaliya-ee-uganda-oo-nuqul-ka-mid-ah-waraaqaha-danjirenimo-u-gudbisay-wasiiru-dowladaha-arrimaha-dibadda-uganda\/","title":{"rendered":"DANJIRAHA SOOMAALIYA EE UGANDA OO NUQUL KA MID AH WARAAQAHA DANJIRENIMO U GUDBISAY WASIIRU DOWLADAHA ARRIMAHA DIBADDA UGANDA."},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kampala 28 Nofembar 2024: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha danjirinimo u gudbisay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Uganda Hon. Okello Henry Oryem.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Munaasabad kooban oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Uganda ayaa waxaa looga hadlay xariirka labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda iyo sidii loosii xoojin lahaa.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Fardowso Maxamed Qanyare ayaa sheegtay in ay ka shaqeyn doonto xoojinta xariirka labada dal, sidoo kalena uga mahadnaqday sida wanaagsan ee dowladda Uganda mar walba u garab taagan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya.<\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Soomaaliya iyo Uganda ayaa leh xariir qoto dheer oo soo jireen ah, kaasoo labada labada dowladood ka dhaxeeya.<\/div>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kampala 28 Nofembar 2024: Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Amb. Fardowso Maxamed Qanyare ayaa maanta nuqul ka mid ah waraaqadaha danjirinimo u gudbisay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Dibadda Uganda Hon. Okello Henry Oryem. Munaasabad kooban oo maanta ka dhacay xarunta Wasaaradda Arrimaha Dibadda Dowladda Uganda ayaa waxaa looga hadlay xariirka labada dal ee Soomaaliya iyo Uganda iyo sidii loosii xoojin lahaa. Danjire Fardowso Maxamed Qanyare ayaa sheegtay in ay ka shaqeyn doonto xoojinta xariirka labada dal, sidoo kalena uga mahadnaqday sida wanaagsan ee dowladda Uganda mar walba u garab taagan tahay Dowladda Federaalka Soomaaliya. Soomaaliya iyo Uganda ayaa leh xariir qoto dheer oo soo jireen ah, kaasoo labada labada dowladood ka dhaxeeya.<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":3489,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-3488","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3488","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3488"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3488\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3490,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3488\/revisions\/3490"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3489"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3488"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3488"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3488"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}