{"id":3639,"date":"2024-12-02T15:47:15","date_gmt":"2024-12-02T15:47:15","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=3639"},"modified":"2024-12-03T15:48:18","modified_gmt":"2024-12-03T15:48:18","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qeyb-galay-shirka-11-aad-ee-nabadda-iyo-amniga-afrika","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qeyb-galay-shirka-11-aad-ee-nabadda-iyo-amniga-afrika\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo ka qeyb galay shirka 11-aad ee Nabadda iyo Amniga Afrika"},"content":{"rendered":"<div class=\"xdj266r x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Oran, Algeria &#8211; Diseembar 1, 2024.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ka qeyb galay Shirka 11-aad ee Nabadda iyo Amniga Afrika.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa intii uu socday shirka waxaa uu kulan laba geesood ah la qaatay H.E. Axmed Attaf, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Jaaliyadaha dibadda, iyo arrimaha Afrika. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, iyo sidii looga wada shaqayn lahaa arrimaha Gobolka, iyo sidoo kale u diyaar garowga Soomaaliya ee xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo la filayo inuu bilowdo Janaayo 2025.<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n<\/div>\n<div class=\"x11i5rnm xat24cr x1mh8g0r x1vvkbs xtlvy1s x126k92a\">\n<div dir=\"auto\">Kulanka ayaa waxaa lagu bogaadiyay sumcadda sii kordheysa ee Soomaaliya ee diblomaasiyadda caalamiga ah iyo sida ay uga go&#8217;an tahay horumarinta nabadda, Amniga, iyo iskaashiga Arrimaha Afrika.<\/div>\n<\/div>\n<div dir=\"auto\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Oran, Algeria &#8211; Diseembar 1, 2024. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macalin Fiqi, ayaa ka qeyb galay Shirka 11-aad ee Nabadda iyo Amniga Afrika. Danjire Axmed Macalin Fiqi ayaa intii uu socday shirka waxaa uu kulan laba geesood ah la qaatay H.E. Axmed Attaf, Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Aljeeriya, Jaaliyadaha dibadda, iyo arrimaha Afrika. Labada dhinac ayaa ka wada hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ka dhexeeya Soomaaliya iyo Aljeeriya, iyo sidii looga wada shaqayn lahaa arrimaha Gobolka, iyo sidoo kale u diyaar garowga Soomaaliya ee xubinnimada aan joogtada ahayn ee Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay, oo la filayo inuu bilowdo Janaayo 2025. Kulanka ayaa waxaa lagu bogaadiyay sumcadda sii kordheysa ee Soomaaliya ee diblomaasiyadda caalamiga ah iyo sida ay uga go&#8217;an tahay horumarinta nabadda, Amniga, iyo iskaashiga Arrimaha Afrika.<\/p>\n","protected":false},"author":8,"featured_media":3640,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-3639","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3639","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/8"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=3639"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3639\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":3641,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/3639\/revisions\/3641"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/3640"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=3639"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=3639"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=3639"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}