{"id":4021,"date":"2024-12-08T13:28:22","date_gmt":"2024-12-08T13:28:22","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4021"},"modified":"2024-12-14T13:32:21","modified_gmt":"2024-12-14T13:32:21","slug":"dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-tahriib-ahaa-oo-laga-sii-daayay-suudaan-portsudan-8-diseembar-2024","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-tahriib-ahaa-oo-laga-sii-daayay-suudaan-portsudan-8-diseembar-2024\/","title":{"rendered":"Dhalinyaro Soomaaliyeed oo Tahriib Ahaa oo Laga Sii Daayay Suudaan. Portsudan, 8 Diseembar 2024"},"content":{"rendered":"<p>Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan, Mudane Axmed Suudaani, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood ah ku xirnaa xabsiyo ku kala yaalla magaalooyinka Dungula iyo Gadaarif. Dhalinyaradan oo tiradoodu tahay 22 (17 wiilal ah iyo 5 gabdhood) ayaa lagu qabtay iyagoo ku socda qaab tahriib ah.<\/p>\n<p>Sii deyntooda ayaa waxaa suurto-galiyay Hay\u2019adda IOM oo kaashanaysa xafiiskeeda ka hawl-gala Portsudan. Waxaa sidoo kale weli gacanta hay\u2019adaha amniga ee dalka Suudaan ku jira saddex qof oo dhalinyaro ah kuwaas oo baaritaan uu ku socdo, waxaana la rajeynayaa in si dhow loo soo daayo, si ay ugu laabtaan dalkooda hooyo.<\/p>\n<p>Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan waxay ka mahadcelinaysaa dadaalka wadajirka ah ee hay\u2019adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, iyagoo sii wadi doona dadaalkooda ku aaddan badbaadinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee xaaladaha adag ku jira.<\/p>\n<div id='gallery-1' class='gallery galleryid-4021 gallery-columns-3 gallery-size-medium'><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-tahriib-ahaa-oo-laga-sii-daayay-suudaan-portsudan-8-diseembar-2024\/su1\/'><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" width=\"300\" height=\"225\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-300x225.jpg\" class=\"attachment-medium size-medium\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-300x225.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-768x576.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-500x375.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-800x600.jpg 800w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1-750x563.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su1.jpg 1020w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon landscape'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-tahriib-ahaa-oo-laga-sii-daayay-suudaan-portsudan-8-diseembar-2024\/su2\/'><img decoding=\"async\" width=\"300\" height=\"135\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2-300x135.jpg\" class=\"attachment-medium size-medium\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2-300x135.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2-768x345.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2-500x225.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2-750x337.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su2.jpg 1024w\" sizes=\"(max-width: 300px) 100vw, 300px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure><figure class='gallery-item'>\n\t\t\t<div class='gallery-icon portrait'>\n\t\t\t\t<a href='https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/dhalinyaro-soomaaliyeed-oo-tahriib-ahaa-oo-laga-sii-daayay-suudaan-portsudan-8-diseembar-2024\/su3\/'><img decoding=\"async\" width=\"186\" height=\"300\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-186x300.jpg\" class=\"attachment-medium size-medium\" alt=\"\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-186x300.jpg 186w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-635x1024.jpg 635w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-768x1238.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-500x806.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3-750x1209.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Su3.jpg 794w\" sizes=\"(max-width: 186px) 100vw, 186px\" \/><\/a>\n\t\t\t<\/div><\/figure>\n\t\t<\/div>\n\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Siihayaha Safaaradda Soomaaliya ee Portsudan, Mudane Axmed Suudaani, ayaa maanta garoonka diyaaradaha ee magaalada Portsudan ka sagootiyey dhalinyaro Soomaaliyeed oo muddo 3 bilood ah ku xirnaa xabsiyo ku kala yaalla magaalooyinka Dungula iyo Gadaarif. Dhalinyaradan oo tiradoodu tahay 22 (17 wiilal ah iyo 5 gabdhood) ayaa lagu qabtay iyagoo ku socda qaab tahriib ah. Sii deyntooda ayaa waxaa suurto-galiyay Hay\u2019adda IOM oo kaashanaysa xafiiskeeda ka hawl-gala Portsudan. Waxaa sidoo kale weli gacanta hay\u2019adaha amniga ee dalka Suudaan ku jira saddex qof oo dhalinyaro ah kuwaas oo baaritaan uu ku socdo, waxaana la rajeynayaa in si dhow loo soo daayo, si ay ugu laabtaan dalkooda hooyo. Safaaradda Soomaaliya ee Suudaan waxay ka mahadcelinaysaa dadaalka wadajirka ah ee hay\u2019adaha caalamiga ah iyo kuwa maxalliga ah, iyagoo sii wadi doona dadaalkooda ku aaddan badbaadinta muwaadiniinta Soomaaliyeed ee xaaladaha adag ku jira.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4024,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-4021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4025,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4021\/revisions\/4025"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4024"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}