{"id":4234,"date":"2024-12-23T09:19:25","date_gmt":"2024-12-23T09:19:25","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4234"},"modified":"2024-12-25T10:22:26","modified_gmt":"2024-12-25T10:22:26","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wada-hadallo-rasmi-ah-kula-leh-dhiggiisa-masar-magaalada-qaahira","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-wada-hadallo-rasmi-ah-kula-leh-dhiggiisa-masar-magaalada-qaahira\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Wada-hadallo Rasmi ah kula leh Dhiggiisa Masar magaalada Qaahira"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa wada-hadallo rasmi ah halkaas kula leh dhiggiisa dalka Masar, Mudane Badar Cabdilati.<\/p>\n<p>Wada-hadalladan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo xoogga la saarayo horumarinta iskaashiga dhinacyada muhiimka ah, sida amniga, siyaasadda, waxbarashada, iyo dhaqaalaha.<\/p>\n<p>Cilaaqaadka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Masar ayaa ku saleysan walaaltinimo iyo iskaashi waxtar leh, kaas oo qayb ka qaadanaya horumarinta labada dal.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone size-medium wp-image-4235\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-232x300.jpg\" alt=\"\" width=\"232\" height=\"300\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-232x300.jpg 232w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-792x1024.jpg 792w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-768x994.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-500x647.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-750x970.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war-1140x1475.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/war.jpg 1583w\" sizes=\"(max-width: 232px) 100vw, 232px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Danjire Ahmed Moallim Fiqi, oo shalay gaaray magaalada Qaahira ee caasimadda dalka Masar, ayaa wada-hadallo rasmi ah halkaas kula leh dhiggiisa dalka Masar, Mudane Badar Cabdilati. Wada-hadalladan ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka taariikhiga ah ee ka dhaxeeya labada dal, iyadoo xoogga la saarayo horumarinta iskaashiga dhinacyada muhiimka ah, sida amniga, siyaasadda, waxbarashada, iyo dhaqaalaha. Cilaaqaadka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo Masar ayaa ku saleysan walaaltinimo iyo iskaashi waxtar leh, kaas oo qayb ka qaadanaya horumarinta labada dal.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4235,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,22,17],"tags":[],"class_list":["post-4234","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-war-saxaafadeed","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4234","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4234"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4234\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4236,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4234\/revisions\/4236"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4235"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4234"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4234"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4234"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}