{"id":4237,"date":"2024-12-23T10:23:34","date_gmt":"2024-12-23T10:23:34","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4237"},"modified":"2024-12-25T10:26:48","modified_gmt":"2024-12-25T10:26:48","slug":"wafdi-ka-socda-dawladda-soomaaliya-oo-maanta-u-tagaya-addis-ababa-sii-ambaqaadista-heshiiskii-ankara","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wafdi-ka-socda-dawladda-soomaaliya-oo-maanta-u-tagaya-addis-ababa-sii-ambaqaadista-heshiiskii-ankara\/","title":{"rendered":"Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya oo Maanta u tagaya Addis Ababa sii ambaqaadista Heshiiskii Ankara"},"content":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, ayaa maanta gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia, si ay u sii ambaqaadaan heshiiskii Ankara ee dhexmaray madaxda labada dal.<\/p>\n<p>Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa ah xoojinta xiriirka ku dhisan is-ixtiraam iyo wada-shaqeyn dhexmarta Soomaaliya iyo Itoobiya.<\/p>\n<p>Dawladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an inay xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska ah, iyadoo xiriirkaas saldhig looga dhigayo ixtiraamka buuxa ee madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dal kasta.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4238 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-750x970.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"970\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-750x970.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-232x300.jpg 232w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-792x1024.jpg 792w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-768x994.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-1187x1536.jpg 1187w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-500x647.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis-1140x1475.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/23-Adis.jpg 1583w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wafdi ka socda Dawladda Soomaaliya, oo uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda, Mudane Cali Balcad, ayaa maanta gaaraya magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Ethiopia, si ay u sii ambaqaadaan heshiiskii Ankara ee dhexmaray madaxda labada dal. Ujeedka socdaalka wafdigan ayaa ah xoojinta xiriirka ku dhisan is-ixtiraam iyo wada-shaqeyn dhexmarta Soomaaliya iyo Itoobiya. Dawladda Soomaaliya waxaa ka go\u2019an inay xiriir wanaagsan la yeelato dalalka deriska ah, iyadoo xiriirkaas saldhig looga dhigayo ixtiraamka buuxa ee madaxbannaanida, midnimada, iyo wadajirka dal kasta.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4238,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,22,17],"tags":[73],"class_list":["post-4237","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-war-saxaafadeed","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-ethiopia"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4237","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4237"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4237\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4239,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4237\/revisions\/4239"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4238"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4237"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4237"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4237"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}