{"id":4249,"date":"2024-12-24T10:34:12","date_gmt":"2024-12-24T10:34:12","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4249"},"modified":"2024-12-25T10:38:39","modified_gmt":"2024-12-25T10:38:39","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-wadahadal-khadka-taleefanka-ah-la-yeeshay-dhigiisa-drc","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-wadahadal-khadka-taleefanka-ah-la-yeeshay-dhigiisa-drc\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo Wadahadal khadka Taleefanka ah la Yeeshay Dhigiisa DRC"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner. Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo DRC, kor u qaadista iskaashiga dhinacyo kala duwan, iyo wax ka qabashada baahiyaha bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan DRC.<\/p>\n<p>Gaar ahaan waxaa xooga la saaray sidii loo taageeri lahaa ganacsatada Soomaaliyeed, loo fududeyn lahaa danahooda, loona xaqiijin lahaa in baahidooda si hufan loo daboolo. Isku xidhkan wuxuu muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay in la xoojiyo xiriirada iyo horumarinta dano wadaagga ah ee ay la leedahay dalalka saaxiibka ah.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4250 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-750x422.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong-1140x641.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2024\/12\/Cong.jpg 1280w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, ayaa wada hadal wax ku ool ah khadka telefoonka kula yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ee Congo, Th\u00e9r\u00e8se Kayikwamba Wagner. Wadahadalka ayaa diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka laba geesoodka ah ee u dhexeeya Soomaaliya iyo DRC, kor u qaadista iskaashiga dhinacyo kala duwan, iyo wax ka qabashada baahiyaha bulshada Soomaaliyeed ee ku sugan DRC. Gaar ahaan waxaa xooga la saaray sidii loo taageeri lahaa ganacsatada Soomaaliyeed, loo fududeyn lahaa danahooda, loona xaqiijin lahaa in baahidooda si hufan loo daboolo. Isku xidhkan wuxuu muujinayaa sida ay Soomaaliya uga go\u2019an tahay in la xoojiyo xiriirada iyo horumarinta dano wadaagga ah ee ay la leedahay dalalka saaxiibka ah.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4250,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[74],"class_list":["post-4249","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda","tag-soomaaliya-iyo-drc"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4249","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4249"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4249\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4251,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4249\/revisions\/4251"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4250"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4249"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4249"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4249"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}