{"id":4302,"date":"2025-01-11T08:31:59","date_gmt":"2025-01-11T08:31:59","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4302"},"modified":"2025-01-14T08:38:57","modified_gmt":"2025-01-14T08:38:57","slug":"wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qeyb-galay-shirarka-seddex-geesoodka-ee-wasiirada-arrimaha-dibadda-soomaaliya-masar-iyo-eritrea","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibedda-oo-ka-qeyb-galay-shirarka-seddex-geesoodka-ee-wasiirada-arrimaha-dibadda-soomaaliya-masar-iyo-eritrea\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibedda oo ka qeyb galay shirarka Seddex geesoodka ee Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Masar, iyo Eritrea"},"content":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Faqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay kulankii labaad ee Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Masar iyo Eriteriya, kaasoo lagu qabtay magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar, kadib casuumaad uu fidiyay Dr. Badr Abdel Atti, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Jamhuuriyadda Masar.<\/p>\n<p>Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa heerka iskaashiga iyo isku xirka dhinacyadiisa kala duwan ee saddexda Dal, si loo dhaqangeliyo go\u2019aamadii ka soo baxay shir madaxeedkii Asmara ee 10-kii October 2024-ka, loona gaari lahaa rajada iyo himilooyinka shucuubta saddexda Dal.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa sidoo kale lagu faaqiday muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga istiraatijiga ah, si loo gaaro Amni iyo xasillooni ka dhalata Geeska Afrika iyo Badda Cas, oo ay ku jirto iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar si ay uga qeyb qaadato dadaallada nabad ilaalinta Soomaaliya, Ka qeyb galka Ciidamada Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sidoo kale shirka looga hadlay, dhanka kale Madaxda ayaa isla faaqiday xaaladda ka taagan Dalka Suudaan iyo saameynta ay ku yeelan karto Gobolka, iyo sidii shacabka Suudaan Loo garab istaagi lahaa, loona ilaaliyo dhismaha hay\u2019adaha Dawliga ah iyo rabitaanka Shacabka.<\/p>\n<p>Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa waxay si buuxda u taageereen Dr. Khaled Al-Anaabi oo ah musharaxa u taagan jagada Madaxa Guud ee UNESCO.<br \/>\nGabo-gabadii kulanka ayaa waxaa mar kale madaxadu hoosta ka xariiqeen in ay lagama maarmaan tahay in la ixtiraamo Gobannimada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana laga fogaado faragelinta arrimaheeda Gudaha, Sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in la sii wado wada-shaqeynta saddex-geesoodka ah, iyadoo kulanka xiga ee guddiga saddex-geesoodka ah lagu qaban doono caasimadda Soomaaliya, Muqdisho.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4304 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-750x486.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"486\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-750x486.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-300x194.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-1024x663.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-768x497.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-1536x995.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-500x324.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2-1140x738.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/>\u00a0<img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4305 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-750x483.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"483\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-750x483.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-300x193.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-1024x659.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-768x494.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-1536x989.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-500x322.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3-1140x734.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4306 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-750x492.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"492\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-750x492.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-300x197.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-1024x672.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-768x504.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-1536x1008.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-500x328.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4-1140x748.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/M4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Danjire Axmed Macalin Faqi iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qeyb galay kulankii labaad ee Shirka Wasiirada Arrimaha Dibadda Soomaaliya, Masar iyo Eriteriya, kaasoo lagu qabtay magaalada Qaahira ee Caasimadda dalka Masar, kadib casuumaad uu fidiyay Dr. Badr Abdel Atti, Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Socdaalka ee Jamhuuriyadda Masar. Intii uu socday kulanka ayaa waxaa looga hadlay sidii kor loogu qaadi lahaa heerka iskaashiga iyo isku xirka dhinacyadiisa kala duwan ee saddexda Dal, si loo dhaqangeliyo go\u2019aamadii ka soo baxay shir madaxeedkii Asmara ee 10-kii October 2024-ka, loona gaari lahaa rajada iyo himilooyinka shucuubta saddexda Dal. Kulanka ayaa sidoo kale lagu faaqiday muhiimadda ay leedahay in la xoojiyo iskaashiga istiraatijiga ah, si loo gaaro Amni iyo xasillooni ka dhalata Geeska Afrika iyo Badda Cas, oo ay ku jirto iskaashiga ka dhaxeeya Soomaaliya iyo Masar si ay uga qeyb qaadato dadaallada nabad ilaalinta Soomaaliya, Ka qeyb galka Ciidamada Masar ee howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ayaa sidoo kale shirka looga hadlay, dhanka kale Madaxda ayaa isla faaqiday xaaladda ka taagan Dalka Suudaan iyo saameynta ay ku yeelan karto Gobolka, iyo sidii shacabka Suudaan Loo garab istaagi lahaa, loona ilaaliyo dhismaha hay\u2019adaha Dawliga ah iyo rabitaanka Shacabka. Soomaaliya iyo Ereteriya ayaa waxay si buuxda u taageereen Dr. Khaled Al-Anaabi oo ah musharaxa u taagan jagada Madaxa Guud ee UNESCO. Gabo-gabadii kulanka ayaa waxaa mar kale madaxadu hoosta ka xariiqeen in ay lagama maarmaan tahay in la ixtiraamo Gobannimada iyo madax banaanida Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, isla markaana laga fogaado faragelinta arrimaheeda Gudaha, Sidoo kale waxaa lagu heshiiyey in la sii wado wada-shaqeynta saddex-geesoodka ah, iyadoo kulanka xiga ee guddiga saddex-geesoodka ah lagu qaban doono caasimadda Soomaaliya, Muqdisho. \u00a0<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4303,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[12,17],"tags":[77],"class_list":["post-4302","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-qaaradda-afrika","category-wararka-wasaaradda","tag-somalia-iyo-masar"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4302","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4302"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4302\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4307,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4302\/revisions\/4307"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4303"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4302"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4302"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4302"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}