{"id":4308,"date":"2025-01-13T08:40:16","date_gmt":"2025-01-13T08:40:16","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4308"},"modified":"2025-01-14T08:50:04","modified_gmt":"2025-01-14T08:50:04","slug":"kalluumaysato-soomaaliyeed-oo-dib-ula-midoobay-caailadooda-mudo-dheer-kadib","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/kalluumaysato-soomaaliyeed-oo-dib-ula-midoobay-caailadooda-mudo-dheer-kadib\/","title":{"rendered":"Kalluumaysato Soomaaliyeed oo dib ula midoobay caa\u2019iladooda mudo dheer kadib"},"content":{"rendered":"<p>Kadib 25 maalmood oo ay dooni yar kula jabtay Badweynta Hindiya, waxaa ugu dambayntii dalka dib ugu soo laabtay laba kaluumaysato Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Ibraahim Maxamuud Cali iyo Sharmaake Nuur Cabdi Aadan, iyagoo qoysaskooda kula kulmay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Soo laabashadooda waxaa suuragaliyey marka koowaad Ilaahay iyo dadaalka hagar la\u2019aanta ah ee ay sameysay Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha iyo Safaaradda Soomaaliya ee Malaysia, oo si hagar la\u2019aanta ah ugu adeegay labada muwaadin ayagoo kaashanaya hay\u2019ado caalami ah iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Waaxda Aasiya iyo Australia.<\/p>\n<p>Waxaa kale oo mahad-naq mudan dowladda Shiinaha iyo markabka Shiinaha ee badbaadiyey kalluumaysatada Soomaaliyeed, una fidiyey daryeel caafimaad, ayna garab istaag ka heleen shirkadda caymiska ee Huantai.<\/p>\n<p>Kalluumaysatadan waxaa soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Shiinaha oo ku dhawaad 130 mayl-badeed u jira Seychelles ku arkay kadib markii uu ciladoobay matoorka doonidii ay wateen, taasoo keentay inay ku dhacaan xaalado biyo iyo cunnola\u2019aan ah. Markii ay soo gaareen magaalada Muqdisho, kalluumaysatadu waxay si kal iyo laab ah ugu mahadceliyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya dadaalka hagar la\u2019aanta ah ee ay ku bixisay sidii ay dalkooda ugu soo laaban lahaayeen. Sidoo kale waxay uga mahadceliyeen shaqaalihii markabka Shiinaha oo gurmad u fidiyay.<\/p>\n<p><strong>Waxaa garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay labada muwaadin:<\/strong><\/p>\n<p>\u2022 Xildhibaan Abdirahman Sheikh (Abdirahman-dheere)<br \/>\n\u2022 Agaasimaha Waaxda Aasiya iyo Australia: Said Jama Mire<br \/>\n\u2022 Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha: Dr. Hodan Cusmaan<br \/>\n\u2022 Saraakiil iyo diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga<br \/>\n\u2022 Qaar kamid ah waalidiinta labada muwaadin<br \/>\nAbdisalaan Koodaar, Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha, ayaa si gaar ah loogu ammaanay kaalintii muhiimka ahayd ee uu ka qaatay sidii muwaadiniinta loo soo badbaadin lahaa, isagoo si hagar la\u2019aan ah ugu adeegay labada kalluumaysato intii uu socday gurmadka.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4314 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N6.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4313 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-750x500.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"500\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N5.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><img decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4309 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-750x422.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1-1140x641.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N1.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4311 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-750x422.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3-1140x641.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N3.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/> <img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4312 size-epic-featured-750\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-750x422.jpg\" alt=\"\" width=\"750\" height=\"422\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-750x422.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-300x169.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-1024x576.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-768x432.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-1536x863.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-500x281.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4-1140x641.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/01\/N4.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 750px) 100vw, 750px\" \/><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Kadib 25 maalmood oo ay dooni yar kula jabtay Badweynta Hindiya, waxaa ugu dambayntii dalka dib ugu soo laabtay laba kaluumaysato Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Ibraahim Maxamuud Cali iyo Sharmaake Nuur Cabdi Aadan, iyagoo qoysaskooda kula kulmay garoonka diyaaradaha ee Aadan Cadde. Soo laabashadooda waxaa suuragaliyey marka koowaad Ilaahay iyo dadaalka hagar la\u2019aanta ah ee ay sameysay Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha iyo Safaaradda Soomaaliya ee Malaysia, oo si hagar la\u2019aanta ah ugu adeegay labada muwaadin ayagoo kaashanaya hay\u2019ado caalami ah iyo Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Waaxda Aasiya iyo Australia. Waxaa kale oo mahad-naq mudan dowladda Shiinaha iyo markabka Shiinaha ee badbaadiyey kalluumaysatada Soomaaliyeed, una fidiyey daryeel caafimaad, ayna garab istaag ka heleen shirkadda caymiska ee Huantai. Kalluumaysatadan waxaa soo badbaadiyay markab laga leeyahay dalka Shiinaha oo ku dhawaad 130 mayl-badeed u jira Seychelles ku arkay kadib markii uu ciladoobay matoorka doonidii ay wateen, taasoo keentay inay ku dhacaan xaalado biyo iyo cunnola\u2019aan ah. Markii ay soo gaareen magaalada Muqdisho, kalluumaysatadu waxay si kal iyo laab ah ugu mahadceliyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya dadaalka hagar la\u2019aanta ah ee ay ku bixisay sidii ay dalkooda ugu soo laaban lahaayeen. Sidoo kale waxay uga mahadceliyeen shaqaalihii markabka Shiinaha oo gurmad u fidiyay. Waxaa garoonka caalamiga ee Aadan Cadde ku soo dhaweeyay labada muwaadin: \u2022 Xildhibaan Abdirahman Sheikh (Abdirahman-dheere) \u2022 Agaasimaha Waaxda Aasiya iyo Australia: Said Jama Mire \u2022 Danjiraha Soomaaliya ee dalka Shiinaha: Dr. Hodan Cusmaan \u2022 Saraakiil iyo diblomaasiyiin ka tirsan Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga \u2022 Qaar kamid ah waalidiinta labada muwaadin Abdisalaan Koodaar, Lataliyaha Koowaad ee Safaaradda Soomaaliya ee Shiinaha, ayaa si gaar ah loogu ammaanay kaalintii muhiimka ahayd ee uu ka qaatay sidii muwaadiniinta loo soo badbaadin lahaa, isagoo si hagar la\u2019aan ah ugu adeegay labada kalluumaysato intii uu socday gurmadka. &nbsp;<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4310,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[28,17],"tags":[],"class_list":["post-4308","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-soomaaliya","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4308","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4308"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4308\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4315,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4308\/revisions\/4315"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4310"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4308"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4308"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4308"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}