{"id":4333,"date":"2025-02-01T19:12:00","date_gmt":"2025-02-01T19:12:00","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4333"},"modified":"2025-02-01T19:12:00","modified_gmt":"2025-02-01T19:12:00","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-iskaashiga-howlaha-baniaadantinimada-agaasime-goboleedka-unhcr","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-oo-kala-hadlay-iskaashiga-howlaha-baniaadantinimada-agaasime-goboleedka-unhcr\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda oo kala hadlay iskaashiga howlaha bani&#8217;aadantinimada Agaasime goboleedka UNHCR"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFASomalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime goboleedka Bariga iyo Geeska Afrika iyo Harooyinka waa weyn ee Hay&#8217;adda Qaramada Midoobey ee Qaxootiga (UNHCR), Mamadou Dian Balde, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga, si gaar ah wax ka qabashada caqabadaha ka yimaada arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha, kor-u-qaadidda taageeridda dadka ku soo guryo noqonaya dalka, barakacayaasha iyo xalalka waara.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-4330\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"837\" height=\"558\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-1536x1024.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-2048x1365.jpg 2048w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/1V8A1444-1140x760.jpg 1140w\" sizes=\"(max-width: 837px) 100vw, 837px\" \/><\/p>\n<p>Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay isku dubaridka dadaallada lagu hagaajinayo helitaanka adeegyada lagama-maarmaanka u ah ee bulshooyinka barakacay, oo ay ka mid yihiin waxbarashada, caafimaadka, iyo fursadaha maaraynta nololeed, iyadoo xoogga la saarayo baahida loo qabo kordhinta taageerrada caalamiga ee wax ka qabashada si wax ku ool ah baahiyaha bini&#8217;aadantinimo.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFASomalia) \u2013 Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Sabti ah ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Agaasime goboleedka Bariga iyo Geeska Afrika iyo Harooyinka waa weyn ee Hay&#8217;adda Qaramada Midoobey ee Qaxootiga (UNHCR), Mamadou Dian Balde, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo iskaashiga, si gaar ah wax ka qabashada caqabadaha ka yimaada arrimaha qaxootiga iyo barakacayaasha, kor-u-qaadidda taageeridda dadka ku soo guryo noqonaya dalka, barakacayaasha iyo xalalka waara. Kulanka ayaa diiradda lagu saarray muhiimadda ay leedahay isku dubaridka dadaallada lagu hagaajinayo helitaanka adeegyada lagama-maarmaanka u ah ee bulshooyinka barakacay, oo ay ka mid yihiin waxbarashada, caafimaadka, iyo fursadaha maaraynta nololeed, iyadoo xoogga la saarayo baahida loo qabo kordhinta taageerrada caalamiga ee wax ka qabashada si wax ku ool ah baahiyaha bini&#8217;aadantinimo.<\/p>\n","protected":false},"author":4,"featured_media":4329,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4333","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4333","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/4"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4333"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4333\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4334,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4333\/revisions\/4334"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4329"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4333"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4333"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4333"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}