{"id":4338,"date":"2025-02-02T13:25:22","date_gmt":"2025-02-02T13:25:22","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4338"},"modified":"2025-02-03T12:19:33","modified_gmt":"2025-02-03T12:19:33","slug":"4338-2","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/4338-2\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo kala hadlay Safiirka Turkiga Istiraatiijiyado iskaashi aad u qoto dheer oo labada dal ay yeeshaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga, Alper Akta\u015f, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, horena loogu dhaqaajin karo dano wadaagga.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone wp-image-4339\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1076\" height=\"717\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-1024x683.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000-1140x760.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/00000000.jpg 1440w\" sizes=\"(max-width: 1076px) 100vw, 1076px\" \/><br \/>\nKulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay kor-u-qaadidda dhinacyada muhiimka ah ee wax wadaagga iyo qotodheereynta iskaashiga si loo sare-mariyo kobaca dhaqaale, iyadoo la xusay baahida loo qabo iskaashi istiraatiijiyadeed oo cusub oo soo banbixiya fursadaha, iyada oo dib loo xaqiijinayo ka go&#8217;naanshaha labada dhinac ee horumar is weydaarsiga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia)\u2013Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Ahmed Moallim Fiqi, ayaa maanta oo Axad ah, ku qaabilay xafiiskiisa Wasaaradda ee Caasimadda Muqdisho, Safiirka Jamhuuriyadda Turkiga, Alper Akta\u015f, isaga oo kala hadlay siyaabaha lagu xoojin karo xiriirka labo geesoodka iyo iskaashiga u dhexeeya labada dal ee walaalaha ah, horena loogu dhaqaajin karo dano wadaagga. Kulanka ayaa lagu adkeeyay muhiimadda ay leedahay kor-u-qaadidda dhinacyada muhiimka ah ee wax wadaagga iyo qotodheereynta iskaashiga si loo sare-mariyo kobaca dhaqaale, iyadoo la xusay baahida loo qabo iskaashi istiraatiijiyadeed oo cusub oo soo banbixiya fursadaha, iyada oo dib loo xaqiijinayo ka go&#8217;naanshaha labada dhinac ee horumar is weydaarsiga.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4341,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4338","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4338","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4338"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4338\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4401,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4338\/revisions\/4401"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4341"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4338"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4338"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4338"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}