{"id":4346,"date":"2025-01-15T11:09:44","date_gmt":"2025-01-15T11:09:44","guid":{"rendered":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/?p=4346"},"modified":"2025-02-03T11:14:02","modified_gmt":"2025-02-03T11:14:02","slug":"wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-nuqul-ka-mid-ah-warqadaha-aqoonsiga-danjirannimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-suudaan","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wasiirka-arrimaha-dibadda-soomaaliya-oo-nuqul-ka-mid-ah-warqadaha-aqoonsiga-danjirannimo-ka-guddoomay-safiirka-cusub-ee-suudaan\/","title":{"rendered":"Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo ka guddoomay Safiirka cusub ee Suudaan"},"content":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah, xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Abdurahman Khalil Ahmed Abakr.<\/p>\n<p><img fetchpriority=\"high\" decoding=\"async\" class=\"alignnone  wp-image-4349\" src=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-300x200.jpg\" alt=\"\" width=\"1193\" height=\"795\" srcset=\"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-300x200.jpg 300w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-1024x682.jpg 1024w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-768x512.jpg 768w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-1536x1023.jpg 1536w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-500x333.jpg 500w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-750x500.jpg 750w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2-1140x759.jpg 1140w, https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-content\/uploads\/2025\/02\/om2.jpg 2048w\" sizes=\"(max-width: 1193px) 100vw, 1193px\" \/><\/p>\n<p>Wasiir Axmed Fiqi ayaa u rajeeyay Danjire Abdurahman Abakr inuu guulo ka gaaro howlaha loo igmaday, isaga oo caddeeyay in Soomaaliya ay ka go&#8217;antahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee kala dhexeeya Suudaan, isaga oo bogaadiyay guulaha ballaaran ee Ciidamada Qalabka sida ee Suudaan ay soo hoyeen, xusayna muhiimadda ay leedahay Suudaan midaysa, xasilloon oo nabad ah.<\/p>\n<p>Kulanka ayaa la iskula soo hadal-qaaday yididdiillada wadaagga ah ee labada dal ee sare-u-qaadidda iskaashiga iyo dano-wadaagga.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Muqdisho (MFA Somalia) &#8211; Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah, xafiiskiisa Wasaaradda kaga guddoomay nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirannimo, Safiirka cusub ee Jamhuuriyadda Suudaan, Mudane Abdurahman Khalil Ahmed Abakr. Wasiir Axmed Fiqi ayaa u rajeeyay Danjire Abdurahman Abakr inuu guulo ka gaaro howlaha loo igmaday, isaga oo caddeeyay in Soomaaliya ay ka go&#8217;antahay xoojinta xiriirka labo geesoodka ee kala dhexeeya Suudaan, isaga oo bogaadiyay guulaha ballaaran ee Ciidamada Qalabka sida ee Suudaan ay soo hoyeen, xusayna muhiimadda ay leedahay Suudaan midaysa, xasilloon oo nabad ah. Kulanka ayaa la iskula soo hadal-qaaday yididdiillada wadaagga ah ee labada dal ee sare-u-qaadidda iskaashiga iyo dano-wadaagga.<\/p>\n","protected":false},"author":3,"featured_media":4348,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[17],"tags":[],"class_list":["post-4346","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-wasaaradda"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4346","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/3"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4346"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4346\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":4350,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4346\/revisions\/4350"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4348"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4346"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4346"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/web.mfa.gov.so\/v2_so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4346"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}